Warar dheeraad ah waxaaa laga helayaa howlgalkii barakeysanaa ee ciidamada Mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku heynta xabsiga ugu weyn magaalada Boosaaso, Xabsigaas oo ay ka sii daayeen Afar boqol ruux oo isugu jira Mujaahidiin iyo shacab.
Sidoo kale weerarkaas waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Puntland, Waxeyna sidoo kale Mujaahidiintu howlgalkaas ku gubeen saddex gaari uu lahaa maamulka Puntland kuwaasi oo dhex yiilay gudaha dhismaha xabsiga.
Halkan Ka Dhageyso Warbixin sigaar ah uga hadleyso Howlgalka Xabsiga Boosaaso.
Calamada.com
Guul mujaahidiinta