Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Ceelasha biyaha oo dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Howlgalkan waxey ciidamada mujaahidiin ku dileen kabtan ka tirsanaa kooxda ridada kaas oo magaciisa lagu soo gaabiyay Xabad waxa uu sigaar ahna uga tirsanaa qeybta lacagaha baada ah ka qaada dadka shacabka.
Dilka kabtankan murtadka ah waxa uu kusoo aadayaa xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin suuqa kaaraan ee gudaha magaalada muqdisho ku dileen murtad ibraahiim oo ahaa askari ka tirsanaa qeybta minashiibiyada kooxda ridada soomaaliya ee lacagaha baada ah ka qaada shacabka muqdisho.
Dilalka sarkaalka iyo askariga ee ka kala dhacay gudaha iyo duleedka magaalada caasimadda ah waxey kusoo aadeysaa xilli inka badan 62 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada federaalka dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen qarax ka dhacay agagaarka dekedda Muqdisho.
Calamada.com
Ilaahay ayaa ku mahadsan