Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 10 Sano Kadib dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay habsami usocodka ‘Jihaadka caalamiga ah’ [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

10 Sano Kadib dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay habsami usocodka ‘Jihaadka caalamiga ah’ [Warbixin].

May 2, 2021

2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Urur weynaha Al Qaacidda.

Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Halyeey caan ka ahaa caalamka islaamka iyo reer galbeedka ayaa ka tagay Taariikh dahabi ah oo gabigeed laga dheehan karo deeqsinimo,geesinimo,Jihaad iyo wadna goynta cadawga muslimiinta.

Bin Laden ayaa lagu dilay degmada Otobad ee duleedka magaalada caasimadda u ah Pakistan,dilkiisa waxaa la sheegay in ay fuliyeen ciidamo katirsan kummaandooska Mareykanka balse mugdi ayaa kujira qaabka uu u dhacay dilkiisa.

Dowladda Mareykanka oo ku daashay dagaalka ay kula jirto Sheekh Osama Bin Laden iyo saaxiibadiisa ayaa diiday in ay soo bandhigto Meydka sheekha iyadoona sheegtay in meydka shahiidka ay ku aastay gunta hoose ee badda arrinkaasi oo shaki badan dhaliyay.

10 Sanadood kadib dilka sheikh Osama waxaa sii xoogaystay awoodda jamaacaadka jihaadiga caalamiga ah waxaana sare ukacay dadka ku biiraya jihaadka arrinkaasi oo waxba kama jiraan ka dhigaya u dabaal daggii mareykanka ee dilka Bin Laden.

Jihaadiyiinta ayaa dhul ballaaran ka qabsaday wadamada Soomaaliya, Afghanistan ,Suuriya,Maali ,Yemen Burkina Faaso iyo Kenya sidoo kale waxaa sare ukacay weerarada caalamiga ah ee Jihaadiyiintu ay ku beegsanayaan reer galbeedka iyo xulufadiisa.

Weeraradii ugu dhiig daadashada badnaa ee lagu qaaday qaarada Yurub wixii ka dambeeyay dilkii sheikh Osama Bin Laden waxaa kamid ah weeraradii Paris ee sanad gudahood ka dhacay, weeraradii dalka Biljamka, weerarkii Tuunis ee dadka reer galbeedka lagu laayay, weerarkii Weastgate ee lagu laayay dadka Kirishtaanka ah ee ka dhacay wadanka Kenya.

Dalka Afghanistan oo ah meesha uu kasoo bilaawday halganka jihaadiga ah ee caalamka ka socda 70% waxaa gacanta ku dhigay Taliban oo Al Qaacidda ay beyco kula jirto.

Al Shabaab ayaa sanaddii 2019 qaadday weerar aad uballaaran oo ay ku beegsatay saldhigga ugu weyn ee Mareykanku ku leeyahay dalka Soomaaliya, weerarka Balidoogle ayay xarakadu sheegtay in ay ku dishay in kabadan 120 askari.

Hujuum kale oo askar iyo saraakiil American ah lagu dilay ayay dagaalyahanada Al Shabaab ee ku xiran Ururka Alqaacidda waxay ku qaadeen saldhig melleteri oo kuyaal gobolka Lamu ee dalka Kenya, taliska AFRICOM wuxuu qiray in weerarkaas looga dilay sedax askari oo ay saraakiil kamid ahayeen.

weeraro boqolaal ah oo jamaacaad jihaadiga ah oo Alqaacidda ku xiran ay ka fuliyeen wadamo ay kamid yihiin Maali, Burkiina Faaso,Niger,Nigeria iyo Ivery Coast waxaana weeraradaas lagu beegsaday danaha reergalbeedka iyo ciidamo taabiciin u ah Mareykanka.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in USA iyo Reer Yurub aysan mahadin dilka sheikh Osama Bin Laden waxaana caalamka islaamka kasoo baxay Osaamayaal kale oo wali taxaddi ku ah dadka aan Muslimka aheyn.

Wixii ka dambeeyay dilkii Bin Laden waxaa daafaha caalamka islaamka ku faafay faracyada Jihaadiga Al Qaacidda waxaana dhismay Al Qaacidada qaarad ukaha Hindiya, Alqaacidada Bariga Afrika, Al Qaacidada Saxaraha Afrika, Alqaacidada Shaam iyo kuwa kale.

Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Hantiile kasoo jeeda dalka Sacuudiga ayaa isagoo shahiiday malaayiin qof taageerayaal ah ku leh caalamka.

Taageerayaasha Jihaadka caalamiga ah ayaa sheekh Osama Bin Laden ku sheega in uu yahay Imaamka zamankan waana daraja weyn oo uu ku helay difaacida dadka muslimiinta ee la dulmiyay. ma ahan oo kaliya in uu agaasimay weeraradii 11 September ee wuxuu ahaa halyeey deeqsi ah oo lacago malaayiin dollar ah ku bixiyay kaalmeynta agoonta iyo dadka Fuqarada ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Iyo Askar Lagu Kala Dilay Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya.
Next: Dhageyso Sheekh Cali Katiin Oo Ka Hadlay Fadliga Tobanka Dambe Ee Ramadaan.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada