Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Abiy Oo Ku Celiyay Inay Ka Go’an Tahay Qaadashada Badda Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Abiy Oo Ku Celiyay Inay Ka Go’an Tahay Qaadashada Badda Soomaaliya.

July 4, 2024

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa markale sheegtay in aysan wax gorgortan ah ka geli doonin damaceeda gurrucan ee ah in ay qabsato qeyb kamid ah badda Soomaaliya.

Abiy Axmed R/Wasaaraha Itoobiya oo khudbad ka jeediyay golaha baarlamaanka wadankiisa ayaa sheegay in ay weli ku taaganyihiin heshiiskii uu lagalay Muuse Biixi.

Wuxuu carabaabay in dowladda Xasan Sheekh ay lacag badan ku bixisay sidii heshiiskaas loo carqaladayn lahaa wuxuuna wacad ku maray in itoobiya ay ka go’antahay sidii ay uqabsan laheyd badda Soomaaliya.

Hoggaamiyaha dowladda Xabashida wuxuu si cad usheegay in heshiiskii ay lagaleen maamulka isku magacaabay Somaliland uu ahaa mid muhiim u ah bulshada Itoobiya iyo wax uu ugu yeeray dhaqaale sii kobcaya ee wadankiisa.

Abiy oo ku jees jeesayay kooxda Riddada ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa yiri “Lacagaha ay dowladda Soomaaliya ku bixinayso meelahaas ee warwareega ah ee ka dhanka ah MOU-ga waxaa dhaama in ay hal dugsi uga dhisaan Muqdisho si carruurta wax ugu bartaan”.

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baraheeda rasmiga ah ku faafisay khudbadda Abiy ee uu maanta jeediyay qeybta ku saabsan Soomaaliya iyo kiiska badda.

isagoo sii hadlayay ayuu soo hadal qaaday in kumanaanka ciidamada Itoobiyaanka ee duullaanka ku jooga Soomaaliya ay xaqiijinayaan hadaf qaran oo ah in ay soo dhiciyaan bad balse isagu wuxuu udhigayay si maldahan “dhiigga ciidamadeenna ee ku daatay Soomaaliya wax ciyaar ah maahan”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Marka laqiimeeyo dhawaqa kasoo yeeray Abiy Axmed waxaa muuqata in wax natiijo ah aysan kasoo bixin wadahadalladii dhowaan magaalada Ankara ku dhaxmaray Kooxda Xasan Sheekh iyo Itoobiya welina ay Xabashidu ku dheganyihiin heshiiskii ay horay ula galeen Muuse Biixi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-12-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1445-Hijri.

Related Stories

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.

June 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri

June 14, 2026
Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada