Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Afduubeyaasha Markabkii Shiinaha Oo Dalbaday Lacago Madax Furasho Ah.
  • Allposts
  • Warar

Afduubeyaasha Markabkii Shiinaha Oo Dalbaday Lacago Madax Furasho Ah.

December 7, 2024

Xog faahfaahsan oo dheeraad ah ayaa laga helayaa markab laga leeyahay wadanka Shiinaha oo lagu afduubtay qaybo ka mid ah Somalia, kaasi oo xaalufin iyo dhibaato xooggan ka waday deegaannada xeebta dhaca ee waqooyi bari Soomaaliya.

Wakaaladda wararka ee AP ayaa daabacday warbixin ku saabsan markabka Shiinaha ee lagu haysto biyaha Soomaaliya, gaar ahaan waqooyi bari ama deegaannada Puntland loo yaqaan, kaasoo hadda gacanta ugu jira kooxo kalluumeysato ah.

Ganacsade la hadlay Ap ayaa xaqiijiyay in markabka afduubka lagu haysto uu ka mid yahay ilaa 10-markab oo maamulka ashahaada la dirirka Puntland kusoo fasaxay biyaha Soomaaliya, si ay boob iyo dhibaato uga gaystaan xeebaha kuyaal deegaannada maamulkaas.

Wuxuu intaa ku daray in marka hore markabka Shiinaha oo ku duulayay calanka jaziiradda Taiwan lala aaday deegaanka Jiifle ee ka tirsan gobolka Nugaal, laba ka mid ah ilaalada ayuu sheegay inay afduubteen kaddibna ay xoojiyeen kooxo kale oo kasoo raacay xeebaha kale, dhowr goobood in la geeyay markabka ayuu sheegay, haddana la rumeysan yahay in kooxahaas ku hayaan Maraya oo ah tuulo ku taalla xeebta degmada Eyl.

Ilaa 18 xubnood oo shaqaalaha markabka ka mid ah ayay gacanta ku hayaan kooxaha Soomaalida ee gacanta ku dhigay markabka, 18-ka xubnood ayaa la xaqiijiyay in 10 ka mid ah ay yihiin dad u dhashay Shiinaha.

AP ayaa sheegtay in kooxaha afduubeyaasha ay diideen in la siiyo lacag dhan hal milyan oo Doollar, iyaga oo dalbaday adduun dhan 5 Milyan oo dollar, wallow aysan jirin bay wakaaladdu tiri xaqiijin kale oo ka timid maamullada Riddada ah ee Soomaaliya ka jira.

Kooxaha kalluumeysata oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in afduubka markabkasi uu daba socday cabashooyin badan oo ay u gudbiyeen maamulka Riddada ah ee Puntland, waxay sheegeen in aan la dhagaysan cabashadooda oo dhagaha la xirtay, taasina ugu dambayntii ay keentay inay beegsadaan maraakiibta ku jirta biyaha Soomaaliya, dhibaatada xooggana ku haya kalluumeystada Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-06-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-06-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026
Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada