Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Dowlada Kenya Oo Qiratay In Askar Looga Dilay Gobalka Waqooy Bari.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Dowlada Kenya Oo Qiratay In Askar Looga Dilay Gobalka Waqooy Bari.

August 29, 2017

Dowlada Kenya ayaa qiratay in qaar ka tirsan ciidankeeda lagu dilay qaar kalena lagu dhaawacay weerar qorsheysan oo shalay Mujaahidiintu ku beegsadeen kolonyo ka tirsan ciidankooda oo ku sugnaa deegaaka Dhamase oo hoostaga Gobolka Mandheera ee dhulka NDF ee ay Kenya xoogga ku haysato

Warbaahinta wadanka Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka ayaa sheegya in labo kamid ah ciidamada militariga Kenya lagu dilay, saddex kalena lagu dhaawacay kadib markii Qarax xooggan lala beegsaday gaadiid ay la socdeen oo marayay deegaanka Dhamase ee Mandheera kadibna uu xigay weerar toos ah oo mujaahidiintu ay ku qaadeen ciidanka.

Sarkaal katirsan dowlada Nasaarada Kenya oo lagu magacaabo Maxamad Saalax, una qaabilsan gobolka waqooyi bari ayaa wargeyska Standard u sheegay in diyaarad helikobtar ah ay goobta ka soo qaaday askartii weerarka ku dhaawacmay, raggii weerarka fuliyayna ay goobta si nabadgelyo ah kaga tageen.

Shalay ayay ahayd markii Afhayeenka Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cabdi Caziiz Abu Muscab uu warbaahinta u sheegay inay qaar ka tirsan ciidamada Kenya ku dileen kamiin ka dhacay deegaan Dhamase ee NFD isla markaana ay gubeen 5 kamid ah gaadiidka Ciidamada Kenya, mid kalena ay soo qabsadeen iyo hub kale oo farabadan.

Falanqeeyeyaasha Kenyatiga ah ayaa todobaadyadii ugu dambeyeey ka doodayey waxtarka iyo tayada gaadiidka gaashaaman ee ay la siiyey ciidamada Military-ga Kenya kuwaas oo ay sheegeen in aysan bad-baadin Karin ciidamada marka lala eegto Qaraxyada.

Sidoo kale waxay sheegayeen in xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay kordhisay tayada iyo awoodda qaraxyada ay ku beegsaneyso ciidanka taas oo keentay in si deg deg ah u kordhaan qasaaraha ciidanka ka soo gaaraya qaraxyada lagula beegsanayo gobolada gumeysiga ku hoojsira

Warbaahinta Kenya waxay sheegaan in ku dhawaad 50 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada saliibiyadda ah ee Kenya lagu dilay qaraxyada iyo weerarada dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gobolada xeebta iyo waqooyi bari ee ku hoosjira gumeysiga Nasaarada.

15-kii Augost, ugu yaraan 5 askari ayaa lagu dilay weerar kamiin ah oo mujaahidiintu ka fuliyeen wadada isku xirta Bodhaay iyo Ijara ee gobolka Garissa sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta, iyo Police-ka Kenya.

Bishii May ee ka sii horeysay, ugu yaraan 7 askari ayaa lagu dilay qarax xoogan oo ka dhacay degaano ka tirsan Jaziiradda Lamu markii qarax xoogan lala eegtay gaari gaashaaman oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan military-ga Kenya.

Ciidamadan ayaa saarnaa gaari gaashaaman oo loo yaqaano VN-4 oo ka mid ahaa gaadiid ay soo saartay Shirkad laga leeyahay shiinaha oo ka mid ahaa gaadiid dhawaan shiinuhu ugu deeqay dowlada saliibiyada ah ee Kenya.

Falanqeeyayaasha Kenyaatiga waxay kala garan la’yihiin Haddii gaadiidkan gaashaaman ay yihiin kuwa aanan tayyo lahayn oo waxtarkooda liito iyo haddii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay tayeysay qaraxyada ay ku beegsato gaadiidkooda.

Xuquuqda Warbixintan Waxaa Iska Leh Idaacada Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Weerar Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.
Next: Ciidamada Shisheeye Oo Toogtay Qof Shacab Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada