
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro ciidamada Mujaahidiintu dil iyo dhaawac ugu gaysteen sarkaal iyo askari ka tirsan kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalka koowaad oo qarax ah waxay ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen bar koontarool oo murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda KPP degmada Hodan ee Muqdisho, halkaas oo ku dhaawacmy hal murtad oo lagu magacaabo Fu’aad, kaasi oo ah taliyaha barta Control ee la beegsaday
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu howlgal ka fuliyeen afaafka hore ee degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, weerarkan ayay Mujaahidiintu ku dileen askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Carab, waxayna kasoo furteen qori AK47 ah iyo booshkiisa.