Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Gaalo Kenyaati Ah Oo Lagu Qarxiyay Dhoobley.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Gaalo Kenyaati Ah Oo Lagu Qarxiyay Dhoobley.

September 3, 2023

Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta waxay howlgal qarax ah oo ay ka fuliyeen gudaha magaalada Dhoobley ee ka tirsan wilaayada Jubbooyinka la beegsadeen gaalo nasaaro kenyaati ah oo ku sugnaa gudaha magaaladaasi, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku dhintay 1 gaal oo Kenyaati ah, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Isla Jubbooyinka, howlgal gaar ah oo ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Qooqaani ayaa lagu khaarajiyay murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Gacmaweyne, kaasi oo ka tirsanaa maleeshiyaadka maamulka Riddada ah ee Jubbaland, gaar ahaan qeybta jawaasiista.

Dhanka Gedo, waxay mujaahidiintu howlgal qarax ah oo ay ka fuliyeen gudaha degmada Luuq ee wilaayadaasi Gedo la eegteen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha degmadaasi, lama hayo xog faahfaahsan oo ku aadan qaraxan, sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufdaarta xabashida Itoobiya ay kaga suganyihiin Airport-ka degmada Baardheere.

Dhanka Baay, waxay ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ka jihaada wilaayadaas weerar abaabulan oo toos ah ku mireen saldhigga ciidamada saliibiyiinta Itoobiya ee degmada Diinsoor, Deryanka hubka noocyadiisa kala duwan ee la isku adeegsanayay dagaalka ayaa laga maqlayay gudaha degmada Xudur.

Faahfaahin ayaa dhanka kale laga helayaa dagaal ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga murtadiinta ee deegaanka Awdiinle ee duleedka magaalada Baydhaba, waxay mujaahidiintu weerarkaasi ku gubeen gaari Hoomey ah oo maleeshiyaadka Riddada u dhex tiillay xerada.

Dhanka Sh/dhexe faahfaahin ayaa laga helaya howlgal burcad sifayn ah oo isugu jiray qarax iyo weerar toos ah, kaas oo lagu qaaday isbaaro murtadiinta u tiillay inta u dhaxayso degmada Ruunirgood iyo deegaanka Nuur-dugle, waxaa inta la xaqiijiyay howlgalkaasi lagu dilay 3 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 8 kale, goobtana way isaga firxadeen kaddib weerarka mujaahidiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Falanqayn: Xasan Gurguurte Oo Qirtay In Lagu Jabiyay Dagaalkii Cowsweyne.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -18-02-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada