Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Dalka.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Dalka.

January 10, 2023

Howlgallo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka murtadiinta iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta ayaa saacadihii lasoo dhaafay siyaabo kala duwan uga kala dhacay wilaayaadka Banaadir, Jubbooyinka, Sh/hoose, Baay iyo dhulka (NFD) ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.

Howlgaka hore waxay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxayna Allaah fadligii ku dileen Yuusuf Aadan Maadey oo ka mid ahaa ergadii soo dhistay xildhibaannada Riddada ee Hirshabeelle.

Waxay sidoo Mujaahidiintu deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho ku dileen Maxamed oo ku magac dheeraa Maska madow oo ahaa askari murtad ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta.

Dhanka wilaayada Jubbooyinka waxay Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin Buundada Daariq ee duleedka magaalada Kismaayo, welina xog rasmi ah laga helin, waxay sidoo kale Mujaahidiintu weerar ku ekeeyeen xerada ciidamada kuffaarta afrikaanta gaar ahaan kuwa Kenya ee deegaanka Hoosingow.

Dhinaca kale faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar kammiin ah oo saacadihii lasoo dhaafay  kolanyo ka tirsan ciidamada Kuffaarta Afrikaanta Yugaandha loogu dhigay duleedka deegaanka Danow, waxaana inta la hubiyay howlgalkaasi jidgalka ah lagu dilay 3 askari oo Yugaandheys ah iyo dhaawaca mid kale.

Guutada madaafiicda Mujaahidiinta waxay weerar madaafiic ku garaaceen xerada saliibiyiinta Uganda ee deegaanka Numbar60, waxaana la xaqiijiyay in madaafiicda ay gudaha u galeen xerada, inta la xaqiijiyay na dhimashadu waa 3 askari oo kuffaar ah, diyaarad nooca Helicopter-ka ayaana soo caga dhigatay goobta xerada.

Magaalada Baydhaba gaar ahaan xaafadda {Buula-uusley} waxay Mujaahidiintu ka fuliyeen weerar qarax ah kaas oo lagu dhaawacay 2 askari oo murtadiin ah.

Dhanka dhulka NFD waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal toos ah ku qaadeen ciidamada saliibiyiinta Kenya ee ku sugan degmada Ceel Qaalow ee gobolka Mandheera, lama soo sheegin khasaaraha dagaalkan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-06-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-06-1444 Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada