Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Weeraro Lagu Beegsaday Ciidanka AUSSOM Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Beegsaday Ciidanka AUSSOM Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

May 8, 2026

Ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay qarax culus la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo isugu jira kufaarta Iyo murtadiinta oo ku socdaalayay afaafka hoe ee degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, waxaana ku dhaawacmay 3 askari oo isugu jirta hal askari oo Yugandheys ah iyo laba askari oo murtadiin ah.

Sidoo kale waxey ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay qarax la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo Moota la socday kana baxay deegaanka Mubaarak kuna sii jeeday dhanka degmada Awdheegle, waxaana weerarka lagu dilay laba murtad, halka lagu dhaawacay hal murtad oo kale, waxaana sidoo kale lagu gubay hal mooto.

Howlgallada mujaahidiintu fuliyeen saacadihii lasoo dhaafay ka mid ah qarax ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasi oo lala beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyada Riddada, isla Baydhaba waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka Riddada ee Maaya-fuulka ee magaalada Baydhaba.

Ciidamada mujaahidiinta, waxay sidoo kale saacadihii lasoo dhaafay qarax ku weerareen goob ay ku qayilayeen maleeshiyada Riddada oo kutaal degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay ilaa laba askari oo murtadiin ah.

Ugu dambayn, waxay ciidamada mujaahidiintu qarxiyeen ciidamo Booliis ah oo ka tirsan kufaarta Kenya, kuwaasi oo ku lugeynayay duleedka degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya, waxaana jira khasaare saliibiyiinta Kenya lagu gaarsiiyay qaraxaas.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-11-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Dulqicdah-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 09-01-1448-Hijri.

June 24, 2026
Dab Ka Kacay Guri Uu Leeyahay Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Dab Ka Kacay Guri Uu Leeyahay Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Mucaaradka.

June 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-01-1448-Hijri

June 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada