Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax hh oo culus la eegteen koontarool maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku leeyihiin degmada Dharkenley gaar ahaan xaafadda Xoosh.
Qaraxa oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa inta la hubiyay waxaa ku nafwaayay 1 askari oo murtad ah, halka ay ku dhaawacmeen laba askari oo kale, kuwaas oo ku sugan xaalad garaab ah.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaallo culus ku mireen xero ciidanka Kuffaarta Yugaandha kaga suganyihiin degmada Qoryooley iyo saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ah kuleeyihiin degmada Jannaale.
Isla Sh/hoose, waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar ku qaadeen saldhigga kuffaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha ku leeyihiin deegaanka Danow, waxaana jira khasaare saliibiyiinta soo gaaray.
Dhanka Gaarisa ee dhulka NFD, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka Kuffaarta Kenya ee deegaanka Yunbis ee hoostaga degmada Faafi ee gobolkaasi Gaarisa oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ay xoogga ku haysato dowladda salibiyadda Kenya.
Weerarkan waxaa inta la xaqiijiyay lagu dilay hal askari oo Kenyaati ah, halka uu sidoo kalena ku dhaawacmay askari kale oo ka tirsan ciidanka kuffaarta Kenya, waxaana xusid mudan in inta dagaalku socday uu dab qabsaday xerada.
Dhanka Mandheera, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus oo toosa ku qaadeen xeryaha ciidanka Kuffaarta Kenya ay ka degganyihiin deegaannada Sheekh Barrow iyo Fiinow oo hoostaga degmada Lafeey ee Mandheera oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.