Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso+Dhagayso: Hoggaanka Al-qaacidda Oo Ku Baaqay Beegsiga Dowladaha Sweden Iyo Denmark.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso+Dhagayso: Hoggaanka Al-qaacidda Oo Ku Baaqay Beegsiga Dowladaha Sweden Iyo Denmark.

August 15, 2023

Hogaanka guud ee AlQaacida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tallaabada bilooyinkii lasoo dhaafay dowladaha Swden iyo Denmark ku gubayeen musxafka Quraanka kariimka, waxaana bayaan arinkaas la xiriira baahiyay mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab.

Bayaan ciwaan looga dhigay xadugudybada loo geysanayo Quraanka iyo waajibnimada in lala dagaallamo cadowga ayuu hogaanka AlQaacida wuxuu ku dirayaa fariimo ku socda umadda muslimka ah, taasoo loogu baaqay iney u istaagto difaaca Quraanka kariimka, dhexdana u xirato sidii ay u dhex dabaali lahayd macrakada Quraanka.

“ Maalmihii tagay wuxuu caalamku ka marqaati kacay isku habar wacasho la isugu habar wacday Quraanka kariimka, sidaba dadka cunteeya ay isugu yeertaan saxanka, tanina waxay banaanka soo dhigeysaa xasadka iyo karaahiyada ay Saliibiyiintu u hayaan mid kamid ah muqadasaatka ugu waaweyn ee Islaamka. Waxa keenaya in gaaladu isugu yeertaan Quraanka kariimka waxa sabab u ah guulaha uu Quraanku gaaray iyo sida uu ugu cagta u mariyay Yurub, Quraanka oo wata xujooyinkiisa iyo hidaayaatkiisa ayaana ku duuley bartamaha dhulkooda” ayaa lagu yiri qeybaha hore ee bayaanka kasoo baxay hogaanka sare ee Al-Qaacida, islamarkaana baahisay mu’assasasda warbaahineed ee As-Saxaab.

Xadgudubka loo geysatay muqadasaatka Islaamka gaar ahaan musaxafka Quraanka kariimka, wuxuu bayaanku sheegay iney tahay xadgudub loo geystay labada bilyan ee muslim ee kunool adduunka, kuwaasoo afar meelood hal meel ka ah guud ahaan dadka caalamka kunool, usluubkan fool xumada badanna uu yahay mid ay reer galbeedku u adeegsan jireen tacdiibinta maxaabiista muslimiinta ee Bagram, Guwantanamo iyo Abu Ghureyb, markii goobo badan looga soo guuleysteyna ay hadda u weecdeen iney adeegsadaan wasiilada ay ku ihaaneysanayaan Quraanka kariimka, taasoo ka dhahaacsan iney tahay mid umadda muslimka ah looga saari karo ghiirada Iimaaneed ee kujirta.

Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Bayaanka Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/08/Warbixinta-Bayaanka-Al-qaacidda.mp3

Halkan Ka Degso Bayaanka Hoggaanka Alqaacidda Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-01-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-01-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Dulxijah-1447-Hijri

June 15, 2026
Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Duleedka Buulo-mareer Oo Kordhay Iyo Saraakiil Lagu Qarxiyay Bardaale.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 29-12-1447-Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada