Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al Qaacidada Maqribul Islaami oo xaqiijisay istish-haadka Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud.
  • Allposts
  • Warar

Al Qaacidada Maqribul Islaami oo xaqiijisay istish-haadka Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud.

June 19, 2020

Kalimad maqal ah oo ay baahisay mu’asasada Al Andalus ee garabka warbaahineed ee Al Qaacidada Maqribul Islaami ayay ku xaqiijisay istish-haadka Sheekh Cabdi Maalik Droukdal oo caan ku ahaa magaca Abuu Muscab Cabdul Waduud.

Bayaan uu akhriyay Sheekh Cabdul Ilaah oo kamid ah mas’uuliyiinta Qaacidada Maqribul Islaam ayuu ku sheegay in Amiirkii hore ee Jamaacada uu ku shahiiday weerar dhagar ah oo Faransiisku uu horraantii bishan ka fuliyay waqooyiga Maali.

Al Qaacidada Maqribul islaami ayaa goodis ujeedisay Faransiiska dowladaha xulufada la ah ee ka dhisay Waqooyiga iyo galbeedka qaaradda Afrika.

3,June,2020 weerar qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidamada isbahaysiga G5 iyo kuwa Faransiiska ayaa ka dhacay waqooyiga Maali waxaana weerarkaas lagu dilay Hoggaamiye Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud iyo xubno kale sida ay sheegtay wasaaradda Gaashaandhigga Faransiiska.

Bayaanka kasoo baxay Al Qaacidda laguma iclaamin amiirka cusub ee bedelaya Cabdul Waduud, sirdoonnada reergalbeedka ayaa sheega in Alqaacidada Maqrib ay tahay jihaadiyiinta ugu awoodda badan qaaradda Afrika waxayna ka dagaallamaan wadamo ay kamid yihiin Burkina Faso,Mali,Niger,Aljazaa’ir iyo Tuunis.

Sheekh Cabdi Maalik Droukdal ayaa sanaddii 2007 wuxuu hoggaanka uqabtay Al Qaacidada Maqribul Islaami waana isla sanadkii la aas aasay faraca ugu awood badan Jihaadiyiinta qaaradda Afrika.

Abuu Muscab Cabdul Waduud ayaa 13-kii sanadood ee uu hoggaanka uhayay jihaadka Mandiqadda Saaxilka iyo waqooyiga Afrika wuxuu ku guulaystay in uu hal saf ku mideeyo Ururadii islaamiga kuwaas oo ay dilootay kala qeybsanaan.

Warbixinno laga qoray kartidii sheekha ee ay daabacday warbaahinta Faransiiska ayay ku qireen in uu ahaa hoggaamiye awood u yeeshay in uu hal mar Faransiiska iyo Mareykanku ku dhiig bixiyo qaaradda Afrika.

Weeraro lagu laayay saraakiil American iyo Faransiiska ah ayuu Abuu Muscab Cabdul Waduud agaasimay, wuxuu ahaa halyeey hortaagnaa duullaanka Faransiisku uu ku qaaday wadanka Maali iyo wadamada kale ee dhaca galbeedka Afrika.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo gaadiid looga gubay ciidamo Mareykan iyo Bangaraaf ah oo ka dhacay Leego.
Next: Al Shabaab oo Galgaduud ku dilay nin basaas u ahaa dowladda Federaalka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada