Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • AMISOM Oo Sheegtay In 281 Askari Looga Dilay Soomaaliya Sanaddan 2017 [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

AMISOM Oo Sheegtay In 281 Askari Looga Dilay Soomaaliya Sanaddan 2017 [Warbixin].

November 20, 2017

Wargeyska lagu magacaabo Daily Nation ee laga leeyahay dalka Kenya ayaa soo qoray warbixin dhinacyo badan taabaneysa oo ku saabsan dagaalka adage e ka socda gudaha Soomaaliya, Iyadoona sheegtay in mudooyinkii u dambeeyey ay kordheen weerarada joogtada ah ee lagu hayo ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaatka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wargeyskan ayaa warbixin uu soo qoray ku sheegay in weerarada mujaahidiinta ee kordhay mudooyinkii u dambeeyey ay keeneen cabsi xoogan oo laga qabo amaanka dalka Soomaaliya xilli ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ay bilaabeen qorshaha bixitaankooda.

Wargeysku wuxuu sheegay in weeraradii ugu dambeeyey ee lagu qaaday ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda ay keeneen in ay is casilaan madaxda ciidanka sida waziirkii gaashaandhigga Cabdi Rashiid Cabdullaahi iyo taliyihii ciidanka Axmad Jimcaale Cirfiid.

Cabsida taagan waxay keentay buu yiri sidoo kale in xilalka laga xayuubiyo madaxda sirdoonka iyo amniga ee dalka, iyo in Mareykanka uu muwaadiniintiisa ku amro in ay isaga baxaan wadanka.

QM ayaa sidoo kale shaqaalaheeda caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ahba ugu baaqday in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan marka ay joogaan Soomaaliya., Digniin noocaas la mid ah waxaa sidoo kale la siiyey wasaaradaha Dowladda Federaalka sida uu sheegay Wargeyska Daily Nation.

Wasiirka warfaafinta Ninka lagu magacaabo C/Raxmaan Yariisoow ayaa wareysi uu siiyey Wargeyska  wuxuu ku sheegay in dagaalka lagula jiro Mujaahidiinta ee hadda ka socda wadanka uu yahay mid madaxa iskula jira, islamarkaana Mujaahidiintu ay badaleen xeeladahooda dagaalka, ayna fulinayaan weeraro Jabhadeyna ah “Wey adag tahay in la hor istaago argigixiso dooneysa, diyaarna u ah in ay naftooda bixiyaan” ayuu yiri Yariisow.

Wargeyskan ayaa sheegay in Kororka weerarada Xarakada Al-Shabaab saddexdii bilood ee ugu dambeysay ay ahaayeen kuwa aad u sarreeya, islamarkaana bishii la soo dhaafay oo kaliya la dilay ku dhawaad 100 askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Federaalka Soomaaliya  inkastoo aysan sheegin goobaha lagu kala dilay.

Wargeyska ayaa sidoo kale isagoo soo xiganaya saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ayaa  sheegay in howlgalka AMSIOM uu gudaha Soomaaliya ku waayey 281 askari sanadkan aan ku gudajirno  ee 2017 oo kaliya.

Sababo ku aaddan weerarada dagaalyahanada Al Shabaab, wuxuu  wargeyskan uu sheegay in maleeshiyaatka DFS ay ka soo baxeen ugu yaraan 32 saldhig oo ay ku lahaayeen tuulooyinka iyo magaalooyinka yaryar.

Madaxa dowladda Federaalka oo  dhawaan xilka ka xayuubiyey saraakiisha amniga iyo sirdoonka, horayna uu dowladiisa isaga casilay waziirka gaashaandhigga ayaanan illaa hadda soo dhisin saraakiil iyo jeneraalo maleeshiyadiisa ku hogaamiya dagaalka, waxaana burburka qarka u saaran rajo badan oo ay dadku ka qabeen Farmaajo iyo han siyaasadeed oo isaga ku jiray.

Inkastoo tiradan ciidamada AMISOM looga dilay sanaddan 2017 ay tahay mid aad uyar marka loo eego weerarada dhacay hadane Taliyaasha AMISOM illaa iyo hadda tirakoob rasmi ah kamasoo saarin khasaarihii soomaaliya kasoo gaaray sanadadii 2016 iyo 2015 oo ahaa sanadadii ay dhaceen weeraradii ugu xooganaa ee lagusoo gaba gabeeyay saldhigyo melleteri oo Midowga Afrika uu kulahaa bartamaha iyo Koonfurta dalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobalka Sh/dhexe.
Next: Dhageyso Darsiga 10-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada