Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Axmed Madoobe Oo Shaaciyay In Uu Fashilmay Duullaanka Ashahaada La Dirirka Ah.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Shaaciyay In Uu Fashilmay Duullaanka Ashahaada La Dirirka Ah.

October 31, 2024

Maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Jubaland ayaa ku dhawaaqay inay ku fashilmeen dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka ee maleeshiyada maamulkaasi iyo kuwa dowladda Riddada ay ka wadeen qaybo ka mid ah Jubbada hoose.

Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Jubbaland oo looga hadlayay wareegto kasoo baxday shirkii muddo kordhinta loogu sameeyay saddex ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Riddada, ayuu maamulkan sheegay in uu fashilmay olole dagaalkeedka ka dhanka ah shareecada islaamka ee ay ku jireen.

Bayaanka maamulka Riddada Axmed Madoobe kasoo baxay ayaa lagu xaqiijiyay in maleeshiyo huwan ah oo isugu jira kuwa maamulkaasi iyo kuwa kooxda Riddada ee magaalada caasimada ee Muqdisho laga keenay ay si dhamaystiran ugu fashilmeen waxay ugu yeereen wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka, deegaanno ay duullaan ku tageena ay dib kaga baxeen.

Dhinaca kale, maamulkan uu madaxa ka yahay murtad Axmed madoobe ayaa ka si wayn uga hor yimid mudo kordhin loo sameeyay madaxda maamullada Riddada ah ee Koonfur-galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kuwaas oo mudo kordhin hal sano ah loogu sameeyay shirkii uu isaga baxay madaxa maamulkaasi.

Maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland, ayaa dhankiisa si wayn uga hor-yimid go’aamada kasoo baxay shirkii Muqdisho ugu soo gagaboobay qaar ka mid ah madaxda maamullada ashahaada la dirirka ah iyo kuwa kooxda Riddada Somalia ee lagu go’aamiyay muddo kordhin hal sano ah.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulkaasi uu fadhigiisu yahay Garowe, murtad Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa waraysi uu bixiyay ku sheegay in go’aammada kasoo baxay murtad Gurguurte iyo kuwa kale ay yihiin kuwa riyo ah, maamulkiisana uu si wayn uga soo horjeedo, wuxuuna ku celiyay in ay si madax bannaan ula macaamili doonaan dowladaha kale ee caalamka.

Warcelinnada maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa kusoo beegmaya xilli madax hore xilal uga soo qabtay kooxda Ridada ah sida Maxamed C/llaahi Farmaajo, shariif Sh Axmed iyo ra’iisul wasaarihii hore ee Riddada Xasan Cali Khayre iyo siyaasiyiin kale ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta halka sano ee loo sameeyay qaar ka mid ah madaxda maamulka goboleedyada reer galbeedku ka dhisteen Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-04-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-04-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada