Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Banaanbax Ka Dhan Ah Dhulboobka Gurguurte Oo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Banaanbax Ka Dhan Ah Dhulboobka Gurguurte Oo Ka Dhacay Muqdisho.

May 10, 2026

Inkastoo kooxda Riddada Soomaaliya maanta hakisay xawaarihii la filayay in uu ku billowdo isku soo baxa ka dhanka ah madaxa kooxdaasi iyo dhulboobka uu ka wado caasimadda, ayay gelinkii dambe ee maanta dhaceen banaanbaxyo ay hoggaaminayeen siyaasiyiinta mucaaradka.

Isku soo baxyada lagu diidan yahay dhul-boobka Gurguurte ee galabta dhacay, waxaa qayb ka ahaa oo hoggaaminayay siyaasiyiinta mucaaradka oo ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdiraxmaan Odowaa, Cabdiqaybdiid iyo Koofi.

Banaanbaxa dhacay gelinkii dambe ee maanta ayaa daba socday isku soo baxyo subaxnimadii hore ee saaka ka billowday degmada Dayniile, halkaas oo ay isugu soo baxeen dadyow aad u fara badan oo ka mid ah dadka shacabka ah ee uu guryahooda boobka ku hayay Gurguurte.

Dibadbaxyaasha maanta isku soo baxyada ka dhigay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa ku dhawaaqayay halku dhigyo ay ka mid yihiin Dooni_meyno Xasan Tuug iyo kuwa kale, kuwaas oo ay ku cabbirayeen caradooda ku aaddan dhul-boobka.

Dadka ka qayb qaadanayay isku soo baxyada waxaa ka mid ah hooyo lixdan jir ah oo uu barakiciyay murtad Gurguurte, waxay sheegtay inaysan waligeed goob u noqon wax la md ah boobka iyo barakicinta uu madaxa murtadiintu ka wado Muqdisho.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo siyaasiyiinta kale ee mucaaradka, ayaa si isku mid ah u sheegay inaysan joogsan doonin isku soo baxyada inta uu Gurguurte kasoo celinayo dhulalka uu boobay.

Xasan sheikh, oo ah madaxa kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa maanta hadlay isaga oo careysan, wuxuuna inta badan durayay siyaasiyiinta kula dheggan kuriga uu wakhtigiisu gabaabsiga yahay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-11-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-11-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-01-1448-Hijri

July 11, 2026
Suuqyada Boosaaso Oo Maanta U Xirnaa Lacago Uu Soo Rogay Maamulka Deni.
  • Allposts
  • Warar

Suuqyada Boosaaso Oo Maanta U Xirnaa Lacago Uu Soo Rogay Maamulka Deni.

July 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-01-1448 Hijri.

July 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada