Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • ‘Beesha Caalamka’ Oo Amarro Iyo Digniino Dul-dhigtay Gurguurte Iyo Xildhibaanno Qiray.
  • Allposts
  • Warar

‘Beesha Caalamka’ Oo Amarro Iyo Digniino Dul-dhigtay Gurguurte Iyo Xildhibaanno Qiray.

January 15, 2025

Xildhibaanno ka tirsan golaha dawaaqiidda kooxda Riddada ayaa sheegaya in ay shirar ka dhan ah Xasan Gurguurte ay ka socdaan gudaha dalka iyo dibaddiisa islamarkaana laga arrinsanayo sida laga yeelayo hoggaanka kooxda iyadoona ay digniino kasoo yeertay gaalada caalamka ee maamusha murtadiinta.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ah madaxweynaha kooxda Riddada Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadisyo siyaasadeed oo gudaha iyo dibadda ah arrinkaas saameyntiisa laga dareemay dhanka Villa Somalia.

Waxa loogu yeero beesha caalamka ayaa digniin culus udirtay Xasan Gurguurte iyagoona wakhti u qabtay si uu isbedel siyaasadeed u sameeyo, ilo wareedyo ayaa sheegaya in dowladaha loogu yeero C6+ ay madaxa kooxda Riddada ku amreen in uu saddex arrimood ku hirgeliyo muddo Afar bilood gudahood ah.

Xoguhu waxay tilmaamayaan in waxa loogu yeero beesha caalamka ee Xalane deggan ay Xasan Sheekh usheegeen in uu qabto shir siyaasadeed uuna madasha siyaasadda dib ugusoo celiyo maamullada Jubbaland iyo Puntland.

Xildhibaan caana nuug oo katirsan xildhibaannada mucaaradka ah ee lasafan Axmed Madoobe ayaa xaqiijinaya in ay jiraan cadaadisyo siyaasadeed oo Gurguurte saaran ayna ku dadaalayaan sidii ay tallaab siyaasadeed uga qaadi lahaayeen sida uu uhadalka udhigay.

Wuxuu qiray in bilaha soo socda ay mooshin ka geyn doonaan Aadan Madoobe oo ah guddoomiyaha baarlamaanka dawaaqiidda kaas oo lagu eedeeyay in uu maqaarsaar u yahay Xasan Gurguurte.

Wararka ayaa intaas ku daraya in gaalada caalamka ay madaxa kooxda riddada ku ku amreen in uu qabto shir ay u dhanyihiin waxa loogu yeero saamileyda siyaasadda oo ay ku jiraan madaxdii hore ee kooxda iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah islamarkaana la jaangooyo qaabka ay udhacayso doorasho gaaleedka madaxtinimada iyo midda baarlamaanka marka la gaaro sanadda 2026.

Waxa loogu yeero C6+ oo ah dowladaha sida dhabta ah umaamula Soomaaliya ayaa Xasan Gurguurte si cad ugu sheegay in aysan bixin doonin qarashka ku baxaya ciidamada shisheeyaha AUSSOM inta uu ka fulinayo amarkan cusub islamarkaana ay fursad siinayaan illaa bisha May ee soo socota.

Wararka ayaa intaas ku daraya in kufriga caalamiga ah ay madaxa kooxda riddada ku wargelisay in ay bixinayaan oo kaliya 51% qarashka loo qoondeeyay ciidamada kufaarta Afrikaanta sidaas daraadeed dowladaha midowga Afrika laga doonayo in ay qarashka kale dusha uritaan.

Mukhtaar Saajid oo ka tirsan xildhibaannada golaha dawaaqiidda ayaa isna sheegay in Xasan Gurguurte uu lugaha kula jiro khilaafaadyo siyaasadeed islamarkaana aysan suurtagal aheyn in uu uhirgalo wax ka bedelka dastuur gaaleedka kooxda riddada isagoo tusaale usoo qaatay khilaafka baaxadda leh ee kooxda ka dhax jira.

Digniintan loo diray Xasan Gurguurte ayaa imaanaysa xilli ay kooxda riddada dhaxdeeda ay wajahayso khilaafaadyo siyaasadeed islamarkaana weli aan heshiis laga gaarin dowladaha ay ciidamadoodu ka mid noqonayaan isbahaysi gaaleed AUSSOM.

Wax aan ka badneyn hal sano iyo bar ayaa ka haray muddo xilkeedka Xasan Gurguurte wuxuuna ku mashquulsanyahay dhulboob iyo safarro uu ku tegayo dalal shisheeye.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -15-07-1446-Hijri.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada