Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Bulshada Soomaaliyeed Oo Si Weyn Uga Carootay Aflagaaddo Uu Gurguurte Kula Kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
  • Allposts
  • Warar

Bulshada Soomaaliyeed Oo Si Weyn Uga Carootay Aflagaaddo Uu Gurguurte Kula Kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

September 22, 2025

Madaxa Kooxda Riddada Soomaaliya, Murtad Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhawaan aflagaaddo fool xun kula kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, oo in ka badan labaatan sano halgan adag oo jihaad ah kula jiray Kuffaartii duullaanka Saliibiga ah kusoo qaadday ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Murtad Gurguurte ayaa mar uu dhawaan waraysi siinayay mid ka mida warbaahinta ugu afka dheer dalalka Carabta, waxa uu soo hadal-qaaday Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, isagoo si cad ugu tilmaamay inuu ahaa “Wadaad Waalan.”

Eraygan gefka ah, oo Sayidka ay ugu yeeri jireen gumeystihii uu dagaalka adag kula jiray, ayuu Murtad Xasan Gurguurte soo qaatay, isagoo doonaya inuu ku raalli-gelinayo Gaallada caalamka, isla markaana uu suurad-xumeeyo Sayidka iyo halgankiisii jihaadiga ahaa ee la mahadiyey.

Guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan qaar ka mida siyaasiyiinta riddada, ayaa si weyn uga dhiidhiday aflagaaddadan bareerka ah ee uu Murtad Xasan Sheekh Maxamuud kula kacay Ash-shahiid Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

Murtad Maxamed Caddoow, oo hore u ahaan jiray suxufi, kana soo shaqeeyey warbaahinno caalami ah sida Al-Jazeera, haatanna ka tirsan golaha dawaaqiidda ee baarlamaanka dawladda saliibiyadd ah ee Kenya, ayaa ka hadlay arrintan, waxaanu yiri:

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle oo ku magac-dheer (Yuusuf-Shaacir), oo ka mida bulshada ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa si adag uga dhiidhiyey aflagaadada loo geystay Sheekha, waxaanu sheegay inaan marnaba la aqbali karin gefka uu Murtad Gurguurte kula kacay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. [COD 2 YUUSUF-SHAACIR]

Qawsaarrada hor-joogayaasha looga dhigay maamullada ashahaado-la-dirirka ah ee ay gaalladu ka samaysatay Soomaaliya, ayaa marar badan waxaa bannaanka uga soo baxa Naxliga iyo Nacaybka jiifa uurkooda, ee ay u qabaan taariikhda iyo halganka dahabiga ah ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo afka ciidda u daray Kuffaartii duullaanka macatab-ku-dirirka ah kusoo qaadday guud ahaan geyiga Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-04-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-04-1447-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada