Wararka ka imaanaya dhulalka filasdiin ee ixtilaalka kujira ayaa sheegaya in ciidamada Yahuudda ay toogasho ku dileen...
Warar
Degmooyinka dariska ah ee Dharkenley iyo Wadajir waxaa ka dhacay howlgalo kala duwan oo lagu dilay xubno...
Fagaare kuyaal deegaan hoos yimaad degmada Qoryooleey ee Sh/hoose ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay nin saaxir...
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay duleedka degmada Jannaale oo ka tirsan Wilaayada Shabeelada...
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey weeraro kala duwan oo isugu jira qaraxyo iyo Kamaa’in ka kala fuliyeen...
Maleeshiyaatka dowladda Ridada federaalka ayaa si bareer ah deegaanka Golaleey oo hoostaga degmada Balcad ee gobalka Shabeelada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad uxooggan oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/hoose. Wararka...
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin qeybta ka howlgasho magaaladan Muqdisho waxey fuliyeen dilal kuwaasi oo ka kala dhacay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta barqadii ka dhacay meel ku dhow xarunta...
Wararka ka imaanaya Wilaayada Baay iyo Bakool waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah Wilaayadaas uu ka...
Faahfaahin ayaa laga helayaa khasaara nafeet iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay shil gaari oo ka dhacay...
Qarax culus ayey Mujaahidiinta la beegsadeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada kuwaasi oo ka baxay degmada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor’imaadyo xooggan oo ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka ku dhaxmaray...
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weeraro culus ku qaadeen saldhigyo kala duwan oo ku kala yaala Wilaayaatka...
Magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ku dhintay mas’uul sare oo katirsana amaamulka isku magacaabay Puntland....
Magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa dadka Muslimiinta ah ku nool waxay maanta u...
Degmada Saakow ee wilaayada Jubooyinka iyo degaanada hoos yimaada waxaa maanta looga ciiday si aad u heer...
Wilaayada Islaamiga Galgaduud oo ah Wilaayo dhacda bartamaha dalka Somalia ayaa si aad ah maanta looga ciiday...
Munaasabadda Ciidulfidriga aawgeed, hogaanka sare ee Xarakada Al-Shabaab ayaa dhambaal muhim ah u diray ummadda Soomaaliyeed meel...
Iyadoo Caawa ay tahay Kowda bisha Shawaal Maalinta Bari oo Sabti Ahna waa maalinta kowaad ee Ciidul...