Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabakad Jawaasiis Ah Oo Madaxyada Looga Guray Buula Fulaay.
  • Allposts
  • Warar

Shabakad Jawaasiis Ah Oo Madaxyada Looga Guray Buula Fulaay.

June 29, 2021

Fagaare kuyaal degmada Buula fullaay ee xarunta wilaayada islaamiga ah ee Bay iyo Bakool waxaa ka dhacay xukun xaddu Riddo ah oo lagu fuliyay shabakad cusub oo jawaasiis ah, kuwaas oo u shaqaynayay sirdoonka Maraykanka ee CIA_da.

Maxakamdda islaamiga ah ee wilaayada Bay iyo Bakool waxay xukunnadan hal mar ku wada ridday 5 xubnood oo jawaasiis ah, kuwaas oo horay u fududeyay duqaymo uu Maraykanku ka gaystay wilaayaadka dalka.

Fagaaraha uu xukunku ka dhacayay waxaa soo buux dhaafiyay boqollaal dadwayne ah oo isaga kala yimi xaafadaha kala duwan ee magaalada Buula fulaay iyagoo usoo daawasho tagay fulinta xukunka.

Mid ka mid ah quddaada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa fagaaraha ka akhriyay magacyada dambiileyaasha iyo shirqoolladii ay ka gaysteen wilaayaadka islaamiga ah ee dalka Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Magacyada shabakaddan jawaasiista ah.

1_ Maxamed Cali Maxamed (Mad nagaay) oo da’diisu tahay (39-jir) u basaasayay sirdoonka Maraykanka.

2_ Sanbuur Ukurow Xasanow oo da’diisu tahay (38-jir) laguna helay in uu la shaqaynayay sirdoonka Maraykanka ee CIA.

3_ Xassan Cabdulqaadir Maxamed (Xassan Buuxow) oo da’diisu tahay (39-jir) la shaqaynayay hayadda CIA-da Maraykanka.

4_ Ibraahim Xassan Maxamed oo da’diisu tahay (27-jir) u shaqaynayay mukhaabaraadka xukuumadda Washington.

5_ Axmed Maxamed Sheikh Ibraahim (Boorow) da’diisuna tahay (26-jir) lagu helay in uu gacan saar dhow la lahaa CIA_da Maraykanka.

Halkan Ka Dhagayso Codka Qaadiga Maxkamadda.

Xubnahan jawaasiista ah ee lagu dilay degmada Buula Fullaay ee wilaayada Bay iyo Bakool waxay kusoo beegmayaan xilli shalay fagaare kuyaal degmada Jilib ee WI ee Jubbooyinka sidan oo kale loogu dilay 5xubnood oo jawaasiis una basaasayay sirdoonnada Maraykanka iyo Ingiriiska, waxaa kasii horreeyay shabakad ka kooban lix xubnood oo jawaasiis ah oo iyana madaxyada looga guray degmada Saakow.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkee Ayuu Marayaa Furashada Afghanistan.
Next: Sawirro;Dufcadii Tobanaad Oo Ka Qalin jabisay Machadka Qurdubah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada