Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka DF Oo Xiray Waddada Makka Al-mukarrama.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka DF Oo Xiray Waddada Makka Al-mukarrama.

November 27, 2022

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Ridada Somalia ayaa xirtay dhammaan waddooyinka soo gala ama ka baxa isgosyada waddada wayn ee Makka Al-mukarramah oo kutaal magaalada Muqdisho, Taas oo keentay inay xirmaan dhammaan goobihii ganacsi ee kuyiillay waddadan.

Maleeshiyaadkan murtadiinta ah oo ujeedoodu ahaa beegsiga goobaha ganacsi ayaa si gaara u xiray goobaha ganacsi ee kuyiillay inta u dhaxayso isgoysyada dabka iyo sayidka oo ka mid ah goobaha ugu mashuulka badan ee ay ku ganacsadaan dadka ku dhaqan caasimadda.

Tallaabadan ay kooxda Riddadu ku xiratay waddooyinkan muhiimka ayaa saamayn xooggan ku yeelatay isku socodka dadka iyo gaadiidka, Waxayna tan ugu darran ku yeelatay ganacsatada suuqa Makka Al-mukarramah.

Qaar ka mida dadka ganacsiyada ku leh isgoysyada Dabka iyo Sayidka oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dhibaatada xooggan ku qabaan tallaabadan iyaga ka dhanka ah ee ay qaaday kooxda Riddada Soomaaliya.

Tallaabadan ay qaadday kooxda Riddada Soomaaliya isa markaana lagu beegsaday dadka shacabka ah ayaa kusoo beegmayso, Xilli ay iska soo daba dhacayaan qaylo dhaanta iyo cabashooyinka kasoo yeeraya shacabka ku hoos nool deegaannada ay ka arrimiyaan maamullada Riddada ah ee dalka ka jira.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Waramay Kirishtaamayn Hargaysa Ka socota.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-5-1444-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.

June 4, 2026
Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.

June 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri

June 3, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada