Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Itoobiya Oo Dil Iyo Dhac Ka Gaystay Magaalada Mooyaale.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Oo Dil Iyo Dhac Ka Gaystay Magaalada Mooyaale.

June 24, 2024

Ciidamada kuffaarta xabashida Itoobiya, ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad rayid ah ku weeraray gudaha magaalada Mooyaale ee kutaal xuduud beenaadka u dhaxeeya Soomaali galbeed iyo Kenya, halkaas oo ay ka gaysteen dil iyo boob.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in weerarka uu yimid kaddib markii ciidamada booliska federaaliga ah ee dowladda xabashida ay gudaha u galeen dhowr dugaan oo kuyaal magaalada Mooyaale, halkaas na ay ka qaateen agabyadii yiillay.

Ugu yaraan 3 ganacsade oo Soomaali ah ayay ciidamada booliska xabashida halkaa ku dileen, kaddib waxaa dhacay gadood ay sameeyeen dadka shacabka ah ee dilka iyo dhaca loo gaystay.

Dadka rayidka ee ka dhiidhiyay falalka ay ku kaceen ciidamada dowladda Itoobiya ayaa la xaqiijiyay inay dileen askari ka tirsan ciidamada saliibiyiinta, taasi oo hakisay boobka iyo dilalka ay wadeen ciidamada oo deegaanka looga yaqaan finaasta.

Dilalka iyo dhaca ay ciidamada xabashidu ka gaysteen magaalada Mooyaale ee ku teedsan xuduud beenaadka Soomaali galbeed iyo Kenya, ayaa la xiriira weeraro si gaar ah loogu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee isaga kala goosha dhulka Soomaali galbeed.

Billowgii Bishan June ayay dhaceen weeraro dhowr ah oo lagu beegsanay gaadiid iyo ganacsato Soomaaliyeed oo isaga kala gooshayay magaalooyinka Wajaale iyo Jigjiga, 9-kii June ayay ahayd markii gaari ka baxay Jigjiga kunasii jeeday degmada Wajaale weerar jidgal ah uu kala kulmay ciidamada Itoobiya ee loo yaqaan Finaas, halkaas na ay ku dhaawaceen dhowr xubnood.

Dadka ku dhaqan dhulka Soomaali galbeed, waxay soo sheegeen in beegsigan ay dowladda xabashida u aaneynayso inay kaga hortagayso agabyo ay ku sheegayso inay yihiin kuwa Kontorobaan ah, balse xaqiiqadu ay tahay beegsi gaar ah oo ka dhan ah hantida ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-12-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-12-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Safar-1448-Hijri.

July 29, 2026
Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo oo Xaqiijisay In Reegalbeedku Ka Jirteen Lacag Nus Milyan Dollar Ka Badan.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-02-1448-Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada