Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Itoobiya Oo Hanti Badan Ka Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Oo Hanti Badan Ka Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed.

April 19, 2026

Wararka ka imanaya dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos-jiga gumaysiga Xabashida Itoobiya ayaa sheegaya boob baahsan iyo burcadnimo xarkaha goosatay oo ciidanka maamulka saliibiga ah ee Abiy Axmed ay ka geysteen deggaannadaasi.

Ciidamada Itoobiya, gaar ahaan kuwa loogu yeero Finaaska iyo sidoo kale maleeshiyaadka daba-dhilifka u ah ee Liyuu Booliska ayaa dhowrkii cisho ee u dambeeyey xoojiyey dhaca hantida shacabka ku dhaqan magaalooyin ay ka mid tahay Jigjiga oo ah xarunta deggaannada Soomaali-galbeed.

Ciidamadan oo sheegta inay la dagaallamaan Kootarabaanka, balse ficilladoodu ay ka turjumayaan inay u xilsaaran yihiin dhaca hantida Soomaali-galbeed, ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay boobkii ugu xoogganaa ka geystay meherado ganacsi oo ku yaalla gudaha magaalada Jigjiga.

Guddi ay hoos-tagaan ciidamada Finaaska, ayaa bayaan ay maalinnimadii shalay soo saareen ku sheegay in ol’olihii ay wadeen maalmahan u dambeeyey kula wareegeen hanti ay ku qiimeeyeen bollaal milyan oo Birr, oo ah lacagta dowladda Xabashida Itoobiya.

Hantidan ay sida bareerka ah uga dhaceen shacabka muslimiinta ah ee Soomaali-galbeed ayay ku tilmaameen inay tahay mid kootarabaan ah, taas oo guddidani xaqiijisay inay kasoo qabteen magaalooyin ay ka mid yihiin Jigjiga iyo Mooyaale.

Warsaxaafadeedka guddidan qaabilsan dhaca hantida Soomaali-galbeed, ayaa lagu sheegay in ay ku guulaysteen, muddo hal todobaad gudihiis ah in gacanta ay ku dhigaan hanti qiimaheedu gaarayo 214 milyan oo Birr, una dhiganta lacag ku dhow milyan iyo afar boqol oo kun oo Doollar.

Jimcihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii shacabka magaalada Jigjiga ay kusoo tooseen ciidanka Xabashida iyo maleeshiyaadka daba-dhilifka u ah ee Liyuu Booliska oo jabsanaya bakhaarrada iyo meheradaha waaweyn ee ku yaalla faras-magaalaha.

Ciidankan dhaca iyo boobka xooggan kula soo jarmaaday magaalada ayaa hantidii ay ka urursadeen meheradaha ka buuxsaday baabuur ay wateen, iyagoo dhanka kalena jir-dil xooggan u geystay isla markaana xabsiga u taxaabay dhowr iyo toban qof oo shacab ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Dulqicdah-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-11-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada