Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Colaadda Qowmiyadaha Itoobiya Oo Gaartay Xadka Tigray iyo Cafar Iyo Dad La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Colaadda Qowmiyadaha Itoobiya Oo Gaartay Xadka Tigray iyo Cafar Iyo Dad La Dilay.

May 22, 2024

Colaadda soo cosboonaatay ee u dhaxaysa qowmiyadaha kala duwan ee ku dhaqan waddanka Itoobiya, ayaa gaartay soohdinta u dhaxeeya ismaamullada Tigreegga iyo Cafarta, halkaas oo laga soo tabiyay dhacdo weerar ah oo lagu dilay ku dhawaad 10 xubnood.

Kooxo hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa lasoo wariyay in ilaa 7 qof oo rayid ah oo uu ku jiro ilmo 7 sano jir ah ku dileen weerar xilli saqbar ah ka gaysteen degmada Raya Casebo, oo ku taal xuduudka u dhaxeeya gobollada Canfarta iyo Tigreega.

Warbaahinta maxalliga Itoobiya oo soo xiganaysa Tezera Getahun, oo ah madaxa degmada Raya Azebo ee gobolka Tigray, ayaa sheegay in kooxda weerarka geysatay loo malaynayo inay ka soo jeedaan gobolka Canfarta.

“Dambiilayaashu waxay dileen dad arijirro rayid ah, oo uu ku jiro ilmo 11 sano jir ah, iyagoo hurda xilli saq-bar ah,” waxaa sidaas uu wargaysku kasoo xigtay madaxa degmada Raya Casebo.

Weerarka ka dhacay degmadaasi kadib, maamulka ku meel gaarka ah ee gobolka Tigreega ayaa bayaan rasmi ah oo uu ku faafiyay baraha bulshada dhankiisa ku xaqiijiyay in dadka weerarka gaystay ay kasoo jeedaan gobolka Canfarta ee ay jaarka yihiin.

“Maamulka ku meel gaarka ah ee Tigray wuxuu si dhow ula socdaa aqoonsiga dableyda, wuxuuna sii wadi doonaa xoojinta dadaalka lagu aqoonsanayo laguna soo qabanayo dambiilayaasha,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxa ismaamulka Tigray.

Maamulkan ayaa sidoo kale dadka kasoo jeeeda qowmiyaddaasi u xaqiijiyay in ay la socodsiin doonaan wixii kasoo kordha baaritaanka uu maamulku ku hayo dhacdadan, isagoo dhanka kale maamulka Canfarta iyo taliska booliiska federaalka ka codsaday in ay soo qabtaan ragga weerarka ka dambeeyay.

Dalka Itoobiya, waxaa si xowli ah uga socda beegsi isir sifeyn ah oo ay isku hayaan qowmiyadaha kala duwan ee dalkaasi ku dhaqan, toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa deegaannada soohdinta ah isku hayay qowmiyadaha Axmaarada iyo Tigreega, waxaana markan dagaalka dhankooda kasoo galay qowmiyada Cafarta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1445 Hijri.

Related Stories

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.
  • Allposts
  • Warar

Kooxo Soomaali Ah Oo Markab Shidaal Ku Qabsaday Xeebaha Gobolka Bari.

April 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Dulqicdah-1447-Hijri

April 25, 2026
Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.
  • Allposts
  • Warar

Sanbaloolshe Oo Qiray Dabadhilifnimada Villa Somalia Iyo Jabka Ku Dhacay Maleeshiyadiisa.

April 25, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada