Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Congress-ka Maraykanka Oo Ansixiyey Sharci Ogolaanaya In Maamulka Washington Uu Si Toos Ah Ula Macaamilo ‘Somaliland’
  • Allposts
  • Warar

Congress-ka Maraykanka Oo Ansixiyey Sharci Ogolaanaya In Maamulka Washington Uu Si Toos Ah Ula Macaamilo ‘Somaliland’

September 20, 2025

Guddida Arrimaha Dibadda ee Congress-ka dawladda Saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa ansixiyey xeer ay labada xisbi ee Dimuquraadiga iyo Jamhuurigu si wadajir ah uga shaqeeyeen, oo dib loogu habaynayo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka isla markaana ogolaanaya in maamulka Washington uu si toos ah ula macaamili karo maamulka ashahaado-la-dirirka ah ee Somaliland.

Xeerkan cusub oo si gaar ah u xoojinaya xiriirka Maraykanku la yeelanayo Somaliland, ayaa qayb ka ah xeerar cusub oo dib loogu qaabaynayo siyaasadda Arrimaha dibadda ee dawladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.

Maamulka Washington ayuu xeerkani farayaa inuu kala saaro Somaliland iyo Soomaaliya marka ay noqoto isku socodka iyo safarada iyo in la dhiirigaliyo in dadka Maraykanku ay u safri karaan Somaliland isla markaana Maraykanku uu xafiis diblomaasiyadeed ka furto magaalada Hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee maamulka Riddada Somaliland, Murtad Cabdiraxmaan Daahir Aadan ayaa soo dhaweeyey tallaabadan cusub, waxaanu ku tilmaamay guul taariikhiya oo albaabada u furi doonta xiriir hor leh oo si toos ah u dhex-mara maamullada Hargeysa iyo Washington.

Sharcigan ayaa haatan u gudbay guud ahaan Golaha Wakiillada ee dawladda Kaafiradda ah ee Maraykanka, si looga doodo isla markaana loogu codeeyo. Waxaana haddii la meel mariyo, uu usbuucyada soo socda u gudbi doonaa Aqalka Senate-ka.

Madaxweynaha Maraykanka Saliibiga lagu magacaabo Donald Trump ayaa isna saacadihii lasoo dhaafay weerar afka ah ku qaaday Kooxda Riddada Soomaaliya, waxaanu sheegay in haba yaraatee wax dowlad ah aanay ka jirin guud ahaan Soomaaliya isagoo maamulka Gurguurtena ku sifeeyey koox ku caan-baxday Laaluushka, Tuugada, iyo musuqmaasuqa oo uu ka sanqariyey in kaalinta koowaad ay ka galeen dunida oo dhan.

Isku soo duuboo, xeerkan ayaa haddii ay meel-mariyaan goleyaasha daaquudka ee Maraykanku la filayaa in uu wax badan ka bedelo mowqifkii hore ee maamulka Washington uu kula dhaqmi jiray dawladda Riddada Soomaaliya, isla markaana uu kala dhantaali doono awooddeeddii maamul ee ay sheegan jirtay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-03-1447 Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada