Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Xarakada Oo Ka Digtay Boobka Hantida Umadda Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Xarakada Oo Ka Digtay Boobka Hantida Umadda Soomaaliyeed.

January 28, 2023

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka hadashay dhibaatada dhaqaale ee soo wajahday ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan Muqdisho, xilli Baarlamaanka kooxda Riddada Soomaaliya uu ansixiyay sharci awood u siinaya dowladda Riddada inay cunaqabatayn saarto shirkadaha ganacsiga wadanka iyo dadka ganacsatada ah.

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Sheekh Cali Mxamuud Raage, Afhayeenka Xarakada Mujaagidiinta Al-Shabaab ayuu ku sheegay In marka laga soo tago marmarsiyaha uu cadawgu samaysanayo ee ah inuu la dagaalamayo wuxuu ku sheegay ilaha dhaqaalaha ee Mujaahidiinta, xaqiiqdu ay tahay in waxa loo socdaa aysan ahayn dhaqaale Mujaahidiintu leeyihiin, balse loo socdo sidii loo boobi lahaa hantida ummada Soomaaliyeed oo dhan.

“Waa qorshe ay Saliibiyiinta caalamka, gaar ahaan Maraykanku wax badan kasoo shaqayay, uuna u diyaarsaday murtadiintii u fulin lahayd, hay’adihiisii ka hawlgeli lahaa, shirkadihii iyo bangiyadii uu hantidaas ku urursan lahaa iyo xeerarkii uu ugu dambayn u adeegsan lahaa si uu hantidaas hal mar ula wareego” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

“Waxaad ogtihiin in Maraykanku hanti ummad Soomaaliyeed leedahay uu 2001-dii xayiray isagoo ku andacoonayo inay argagixiso leedahay. Xilligaas Shabaab ma jirin, tobanaan sano kadib ayuu qirtay in eedeymahaas ay khalad ahaayeen, balse ilaa iyo maanta hantidii iyada ahayd dadkeedii looma soo celinin oo way ka baahanyihiin, gaaladii ayaana haysata oo ku intifaacday. Maanta waxa socda waa isla qorshihii isaga ahaa balse markaan sidii hore ka ballaaran, lana doonayo in hantida Soomaaliyeed oo dhan hal daqiiqo gudeheed lagula wareego” ayuu hadalkiisa sii raaciyay afhayeenka Al-Shabaab.

Afhayeenka Al-Shabaab aya sheegay in meesha uu cadawgu si gaar ah u beegsanayo ay tahay dhaqaalaha iyo gacansiga Muqdisho oo ah halbowlaha dhaqaalaha wadanka, isla markaana uu cadawgu u samaystay hay’ado iyo xafiisyo saldhigoodu yahay Xalane, kuwaas oo si toos ah ay amarka u siinaya saraakiisha iyo madaxda DF. Waxaa kale oo uu sheegay inay jiraan shirkado iyo bangiyo gacan-saar laleh hay’adahaas gaalada ah, kuwaas oo xogaha dhaqaale ee ganacsatada Soomaaliyeed iyo hantida akoownadooda ugu jirta gaalada si toos ah ugu gudbiya.

Tilmaam dhacdooyin dhacay oo Ganacsato lagu dhibaateeyay:

“Waxaan ognahay ganacsato badan oo hantidoodii bangiyadaas u taallay la xayiray, ilaa hadana aanan sababta loo sheegin. Dhacdooyinka aan diiwaangelinay waxaa kamid ah. Rag ganacsato ah oo akoownadoodii laga xiray, markii ay bangigii waydiiyeena waxaa lasiiyay lambar oo la yiri waa inaad wacdaan. Hadii ay weceen waxaa looga yeeray Xalane, waxaa la kulmay gaalo cadaan ah, waxaa la waydiiyay halka ay dhaqaalaha ay ku ganacsadaan ka keeneen, tiraha lacagta ay haystaan, hadii ay akoowno bangiyo kale ku leeyihiin, sababta ay ganacsiga ay ku jiraan u doorteen, hadii ay shanta salaad masaajidka ku tukadaan, waxa ay garka u deysteen, dimuquraadiyada waxa ay ka aaminsanyihiin, iwm. Su’aashu waxay tahay, maxaa gaal maraykan ah ka quseeya qof ganacsade ah oo Soomaali ah oo caasimada dalkiisa ku shaqaysta? Yaa gaalkaas xaq u siiyay inuu xogahaas oo dhan gacanta ku dhigo?

Waxyaabaha aan diiwaangelinaya waxaa kaloo kamid ah, dacwadeedana ay nasoo gaartay, gabar dhalinyaro ah oo reerkeeda u shaqaysa ayaa bangi ay lacag yar dhigatay u tagtay si ay akoownkeeda wax ugala baxdo, waxaa loo sheegay in akoowgeeda la xayiray, lana doonayo inay tagto xafiis ridadu leedahay oo magaalada ku yaalla. Markii ay tagtay sargaalkii murtadka ahaa ee xafiiska joogay arimo aysan diinta iyo dhaqankuba ogoleyn ayuu kala hadlay gabadhii. Waxa aan haynaa kiis iyo 2 iyo 3 iyo 10 waa ay ka badanyihiin, maalin walbana qaylo-dhaan ayaa kasoo yeereysa dadka Soomaaliyeed”. Ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Go’aamo iyo Digniin.

Afhayeenka Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa sheegay in baarlamaanka Riddada uu ansixiyay xeer ay soo diyaariyeen hay’adahaas gaalada ah ee Xalane fadhiya kaas oo si qayaxan u sheegayaa in hantida qofka Soomaaliga ah ay dhici karaan, isla markaana gaalada ay ka go’antahay inay dhaqaalaha ummada Soomaaliyeed afka ku shubtaan, wadiiqooyinkii ay u mari lahaayeen iyo murtadiintii ku gacansiin lahaydna ay u diyaarsadeen. Sidaas daraadeed Xarakadu ay cadaynayso arimaha soo socda:

” 1- Dadka ganacsatada ah waxaan u sheegeynaa, hantidiina duullaan baa lagu yahay, ee ka difaacda cadawga.

2- Bangiyada ajanabiga ah ee la sheegay inay murtadiintu u ogolaadeen inay dalkaan yimaadaan kuna shaqaystaan, waxaan leenahay xogtiina waan haynaa iyo waxa aad u socotaane dalkaan ha isku soo lugooynina. Shilin ummada Soomaaliyeed ledahay qaadan maysaane lafihiina haku qamaarina.

2- Bangiyada Soomaaliyeed ee dalka ka shaqeeya waxaan leenahay, cid idinka yeeleysa malaha inaad xogaha dadka Muslimiinta ah ee hantidooda idinku aaminay aad gaalada u dhiibtaan adinkoo ku andacoonaya xeerar caalami ah iyo wax aan Ilaahay ogoloney. La idinka yeelo maayo inaad dadka Muslimiinta ah ee aad hantidooda ku shaqaysataan aad diintooda, naftooda, maalkooda iyo cirdigooda gaalada baylah uga dhigtaan. Labo arimood adinkaa ikhtiyaar u leh, Inaad ammaanadii la idiin dhiibtay u ilaalisaan ummada, aadna iltizaamtaan axkaamta shareecada sidii aad ballan qaadeen, ama aad ummada hantideeda u celisaan inta aysan gaaladu afka ku shuban. Wixii hanti ah ee idinku dhumana adinkaa masuuliyadeeda dusha saaranaya.

3- Dadka ganacsatada ah waxaan leenahay, hantida idiin taalla bangiyadu halis bay ku jirtaa. Waxa aad haysataan waa lambaro balse hantidii rasmiga ahayd dad kalay gacanta ugu jirtaa. Feejignaan muujiya, ukumihiinan hal sallad ha iskaga ridina. Hanti waa wixii gacantaada kuugu jira ama gacan aamin ah kuu hayso.

4- Ummada Soomaaliyeed waxaan leenahay, weligiin waad noolaydeen, waanad noolaan doontaan. Irzaaqdiina Ilaahay baa qoray oo gaalo iyo murtadiin irzaaqda ma bixin karaan mana gooyn karaa. Difaacda hantidiina iyo maalkiina, hana u ogolaanina gaalo wadamadooda dhaqaale xumo ku hayso inay hantidiina boobto si ay dhaqaaleheeda sii hoobanayana ugu kabtaan”.

Hadalka kasoo baxay Xarakadda Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa imaanaya xilli ganacsatada Magaalada Muqdisho ay la daalaa-dhacayaan dhibaatooyin iyo culaysyo kaga imaanaya kooxda Riddada iyo saraakiil gaala ah oo Xalene degan, isla markaana bangiyada qaarkood ay xireen akoonno ay lahaayeen dad Soomaaliyeed oo iskugu jira ganacsato iyo dad kale oo caadi ah.

Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa’id Oo Maqal Iyo Muuqaal Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Warbixin Xassaasi Ah 100 Maalin & 100 Gaari Oo Qaniimo Ah.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-07-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026
Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada