Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dad Is-abaabulay Oo Is Hor-taag Ku Sameeyay Maleeshiyo Dhul-boob Ku Howlanaa.
  • Allposts
  • Warar

Dad Is-abaabulay Oo Is Hor-taag Ku Sameeyay Maleeshiyo Dhul-boob Ku Howlanaa.

September 15, 2025

Iska hor’imaad in mudda ah socday ayaa ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir xilli ay halkaas dhulboob ka wadeen maleeshiyaad katirsan kooxda Ridada Soomaaliya.

Maleeshiyaadka murtadiinta oo wata gaadiidka cagaf cagafta ee ay ku burburiyaan guryaha shacabka ayaa gaaray xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile balse waxay halkaas kala kulmeen iska caabin xooggan oo uga timid dadka deegaanka.

Maleeshiyaad is abaabulay oo deegaanka ah ayaa iska hor’imaad kala hortay maleeshiyaadka dowladda ee dhulboobka waday, goob joogayaal ayaa sheegay in labada dhinac ay is dhaafsadeen rasaas aad uxooggan.

dadka deegaanka ayaa sheegaya in maleeshiyaadka deegaanka ah ee is abaabulay ay ku guuleysteen in ay is hortaagaan maleeshiyaadkii doonayay in ay cagafta marsiiyaan guryaha shacabka.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay dad caraysan oo isugusoo baxay waddooyinka xaafadda oodweyne iyagoo taageeraya dhalinyarada hubka uqaadatay difaaca guryahooda.
Ugu yaraan sedax ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen iska hor’imaadka iyadoona dhaawacyada qaar laga deyrinayo xaaladooda caafimaad, maleeshiyaadka murtadiinta ayaa la arkayay iyagoo rasaas aan loo meeldayin ku ridaya shacabka.

Odayaasha iyo waxgaradka xaafadda Oodweyne oo warbaahinta lahadlay ayaa ku goodiyay in ay iska difaaci doonaan murtadiinta hororka ku ah hantidooda.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xiisado colaadeed ay weli ka jiraan xaafadda oodweyne waxaana hakaday dhaq-dhaqaaqii dhulboobka ahaa ee maleeshiyaadka xasan gurguurte ay ka sameyn lahaayeen xaafadda oodweyne.

sanadadii lasoo dhaafay inta badan degmooyinka gobolka banaadir waxaa ka socday dhulboob xad dhaaf ah oo ay sameynayaan saraakiisha kooxda Ridada wuxuuna dhulboobkan uu gaaray heer maleeshiyaadku ay sidii Yahuudda oo kale ay shacabka ku burburiyeen guryahooda iyagoo hurdaya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 23-03-1447-Hijri.

Related Stories

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri

June 16, 2026
Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada