Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Markale Ka Dhacay Garoowe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Markale Ka Dhacay Garoowe.

June 21, 2023

Abbaare saqdii dhexe ee xalay ka dib, waxaa gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, dib uga qarxay dagaallo culus oo u dhaxeeyay maleeshiyaad ka tirsan maamulka Riddada Puntland iyo kuwa mucaaradka ah, kaas oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dhawaqa hubka culus iyo midka fudud ee la isku adeegsanayay dagaalka ayaa si wayn looga maqalayay gudaha magaalada Garoowe, muuqaallo lasoo geliyay baraha Internet-ka ayaa muujinayay xajmiga dagaalka.

Dagaalkan oo billowday abaare 12:00 iyo qadar daqiiqado ah ayaa si gaar ah uga qarxay aagga hotel Kulmiye, isagoo kusii fiday xaafadaha kale, waxa lasoo weriyay in uu jiro khasaare kala duwan oo ka dhashay dagaalkan.

Ilo wareedyo ku sugan magaalada ayaa soo sheegay in maleeshiyaad gurmad ah ay dhinacyadu soo kala gaarayeen tan iyo habeenkii xalay, Ciidamo fara badan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa kasoo kala baxay magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho ee gobolka Bari, kuwaas oo sida la sheegay gurmad u ah maamulka talada haya, Sida ay muujinayaan muuqaallo laga soo duubay gaadiidka gurmadka.

Dhinaca kale waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalkan soo billowday shalay ee u dhaxeeyay maleeshiyaadka kala taabacsan maamulka murtad Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.

Wararka qaar waxay sheegayaan in khasaaraha dhimasho uu sii cagagaynayo 25 xubnood oo isugu jira dad shacab ah iyo dhinacyadii dagaallamay, waxaana dadka la dilay ka mid ahaa taliyihii madaxtooyada maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland, murtad C/fataax Warsame Rooti iyo 9 askari oo ka mid ahaa ciidankii la socday ee ka tirsanaa maleeshiyaadka Deni.

Marka laga soo tago dagaalladii xalay ka qarxay magaalada Garoowe waxaa saaka yara deggan xaaladda magaalada, ka dib dagaallo culus oo xalay halkaas ku dhexmaray labada maleeshiyo, ee isku haya maamulka loogu magac daray Puntland.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-12-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-12-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-12-1447-Hijri

June 14, 2026
Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbax Lagu Diidan Yahay Doorashada Gurguurte Oo Ka Dhacay Galgaduud.

June 14, 2026
Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada