Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Lagu Jabiyay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Cadalle.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jabiyay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Cadalle.

March 12, 2025

Dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyada Riddada ayaa maanta waxay markale ka dhaceen deegaan hoostaga degmada Cadalle ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo maleeshiyada Riddada ee Danab ee Maraykanku tabobaray looga dilay ku dhawaad 10 askari.

Dagaalladu waxay ahaayeen kuwa culus oo inka badan laba jeer lagu jabiyay maleeshiyada Bangarafta, waxayna si gaar ah kaga dhaceen deegaanka Laba-garas ee dhaca duleedka degmada Cadalle ee wilaayada Sh/dhexe, waxaana Allaah fadligiis halkaas murtadiinta looga dilay 7 askari, halka looga dhaawacay 6 kale.

Dagaalladan maanta ka dhacay deegaanka Laba-garas ee murtadiinta lagu jabiyay ayaa kusoo beegmaya xilli sidan oo kale dagaallo saacadihii lasoo dhaafay deegaanka “Bursha-Sheekh” ee duleedka degmada Cadale lagu dilay 18 askari oo murtadiin ah oo 10 ka mid ah meydadkooda maleeshiyadaasi uga carareen goobta dagaalka, saraakiil ayaa ka mid ahaa xubnaha dagaalladaasi lagu dilay, waxaa sidoo kale lagu dhaawacay 28 kale oo murtadiin ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Darsiga 11-aad Kitaabka Aadaabul-mucallimiin Iyo Sh Cazaam Abuu Yaxya.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-09-1446-Hijri.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada