Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dalxiiseyaal Reer Yurub Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Dalxiiseyaal Reer Yurub Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Kenya.

October 28, 2025

Shil gaystay khasaare nafeed iyo mid burbur ayaa maanta ka dhacay mid ka mid ah ismaamullada Kenya, kadib markii ay dhacday diyaarad yar oo sidday dalxiiseyaal kasoo jeeda qaaradda Yurub.

Tv-ga Citizen, ayaa sheegay in diyaaraddan ay saarnaayeen 12 qof, taasi oo uu tilmaamay inay ku burburtay deegaan lagu magacaabo Tsimba-matuga ee ka tirsan ismaamulka Kwale.

Wuxuu Telefishanku sheegay in dhammaan dadkii saarnaa diyaaradda ay ku dhinteen shilka, maydadka dadkii rakaabka ahaa ayuu sheegay inay gubteen oo la aqoonsan kari waayay.

Wakaaladda wararka ee Reuters soo soo xiganaysa shirkadda duulimaadyada ee Mombasa Air Safari ayaa sheegtay in diyaaradda ay sidday 10 dalxiiseyaal ah oo sidddeed ka mid ah ay kasoo jeedeen waddanka Hungary iyo 2 kale oo kasoo jeeda Jarmalka, duuliyaha diyaaradda ayay sidoo kale sheegtay in uu kasoo jeedo Kenya.

“Waxaa nasiib darro ah in aanay jirin cid ka badbaaday shilka,” waxaa sidaas lagu yiri qoraal ay soo saartay shirkadda duulimaadyada ee lagu magacaabo Mombasa Air Safaari.

Hay’adda duulista Hawada Kenya ayaa dhankeeda warbixin ay soo saartay ku sheegtay in shilkan uu abbaare 8:30 subaxnimo ee wakhtiga maxalliga ah ka dhacay ismaamulka Kwale oo u dhow xeebta Badweynta Hindiya.

Waxay intaas ku dartay in in diyaaradda ay ku socotay socdaal daxlxiis oo ay ku maraysay inta u dhexeysa Diani, oo ku taalla xeebta iyo Kichwa Tembo oo kutaal keynta dalxiiska ee Maasai Mara ee gudaha Kenya.

Waa mid ka mid ah shilalka diyaaradeed ee ka dhaca Kenya, kuwaas oo ay galaan dalxiiseyaasha reer galbeedka ah iyo saraakiisha iyo ciidanka Kenya, mid ka mid ah shilalkii diyaaradeed ee ugu caansanaa ayaana dhacay 18-kii April 2024-kii, kaasi oo uu ku dhintay taliyihii ciidanka difaaca Kenya,General Francis Ogolla, halka shil kaas la mid ah oo dhacay 10-kii bishii June 2012-kii uu ku dhintay George Saitoti oo ahaa wasiirkii amniga dowlada Kenya iyo ku xigeenkiisa iyo xubno kale oo ilaaladiis iyo kaaliyeyaashiisa ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-05-1447-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada