Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Darawallo Iyo Shaqaale Ka Tirsan UN-ka Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Amhara.
  • Allposts
  • Warar

Darawallo Iyo Shaqaale Ka Tirsan UN-ka Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Amhara.

June 30, 2025

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada millatariga dowladda xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaadka Fano ee ka socda Ismaamulka Axmaarada ayaa saamayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Dhowr qof oo wadeyaal ka ahaa gaadiid nooca xamuulka ayaa toddobaadkii lasoo dhaafay dil iyo afduub loogu gaystay mid ka mid ah goobaha aadka la isugu hayo ee gobolka Axmaarada, sida ay shaacisay warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya.

Ugu yaraan 16 qof oo ka mid ah darawallada gaadiidka xamuulka qaada ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar ka dhacay waddada dheer ee xiriira Goonder iyo Metema oo ah degmooyin dhaca gobolka Amhara, halka sidoo kalena isla waddadaasi lagu afduubtay dareewallo kael.

Barta Yeshoferoch Andebet oo ah mid u ololeysa badbaadada darawallada baabuurta xamuulka qaada ee Itoobiya oo dhan, ayaa isniintii lasoo dhaafay sheegtay in darwallada la dilay sidoo kalena, waxaana weerarka lagu dilay xubnahaasi lala xiriirinayaa kooxo burcad ah oo ka howlgala ismaamulka.

Warbaahinta gudaha waxay sheegtay in ragga weerarka gaystay ee burcadda lagu tilmaamay ay yihiin kooxo hubeysan oo u muuqda kuwa ka duwan Fano oo ah jabhad mucaarad hubeysan oo u taagan xoraynta dadka Axmaarada.

Dhinaca kale, urur gaaleedka Qaramada Midoobay ayaa shaaciyay in dil loo gaystay mid ka mid ah shaqaalaheeda ka howlgala waqooyiga Itoobiya, taas oo noqotay xubintii ugu horraysay ee sannadkan lagu dilay gobolka Amhara.

Warbixin 26-kii Juun kasoo baxday isku-duwaha gargaarka bini’aadantinimo ee urur gaaleedka QM ee Itoobiya ayaa lagu sheegay in dhaawac xooggan oo loo gaystay ay u dhimatay Mahelet Sitotaw oo ka mid ahayd shaqaalaheeda, si gaar ah waxay haweenaydan ugu dhimatay iska hor’imaad 20-kii Juun ka dhacay degmada Angot ee mandiqadda Wollo ee gobolka Amxaarada.

Qoraalka ayaa lagu xusay in dilkan uu ahaa shaqaalihii ugu horreeyay ee ka shaqeynayay arrimaha gargaarka oo isagoo shaqo ku jira lagu dilo gudaha Itoobiya sannadkan 2025. Waxay hay’addu si gaar ah u xustay in 10 kale oo shaqaale gargaar ah la dilay sanadkii 2024, kuwaasoo 8 ka mid ah lagu dilay gobolka Amxaarada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-01-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-01-1447 Hijri.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada