Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • DF Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay In La Xirxiro Siyaasiyiin Iyo Ganacsato Ku Nool Nairobi. (WARBIXIN)
  • Allposts
  • Warar

DF Iyo Kenya Oo Ku Heshiiyay In La Xirxiro Siyaasiyiin Iyo Ganacsato Ku Nool Nairobi. (WARBIXIN)

July 10, 2023

Inkastoo socdaalka taliyaha dowladda Kenya uu daarran yahay arrimo fara badan haddana waxaa jirta in (DF) dhankeedana ay uga faa’iideysatay hal qodob oo kaliya, kaas oo saameynaya Soomaalida ku nool waddanka Kenya.

Baaritaan iyo dabaggal dheer oo aan ku sameynay kulamo ay Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad la qaateen, taliyaha sirdoonka Kenya Nuuradiin Maxamad Xaaji, ayaa waxaan ku ogaanay in Kenya laga dalbaday in ay xirxirto siyaasiyiin dhowr ah.

Ilo wareedyo kala duwan oo lagu kalsoon yahay ayaa si isku mid ah inoogu sheegay in DF ay ka cabatay siyaasiyiin dhowr ah oo ku sugan magaalada Nairobi iyo kulamada iyada ka dhanka ah ee halkaas lagu qabto.

Taliyaha sirdoonka Kenya ayaa u ballan qaaday Xasan Sheekh in uu xabsiga u taxaabi doono siyaasiyiin dhowr ah oo aanan wali magacyadooda helin iyo rag ganacsato ah, wuxuu sidoo kale ka ballan qaaday in aan Nairobi lagu qaban doonin shirar isaga lagu mucaaradayo, laga billaabo maalinta uu heshiiskoodu dhaqan galayo.

“Walaalow waxaan kuu sheegayaa in loo fulinayo dhammaan danaha Kenya ee Soomaaliya, xataa dhanka sirdoonka iyaga waxaa laga balan qaaday in loo xiro dadka kasoo hor jeeda ama diyaarad loo saaro oo loo gacan geliyo sidii qalbi-dhagax, laakin warkan aan kuu sheegay ee ah in siyaasiyiin iyo ganacsato lagu beegsan doono Kenya waxaad ogaan doontaan todobaadyada soo socda” sidaasi waxaa yiri sarkaal ku sugan Muqdisho oo naga codsaday inaanan magaciisa sheegin sababo la xariira ammaankiisa.

Ilaha aan warkan ka helnay waxay xusayaan in Villa Soomaaliya ay dhaqaale badan ku bixineyso sidii uu u fuli lahaa qorshahan, waxaana la dajiyay xeelad ah in xariga iyo beegsiga siyaasiyiinta lagu billaabo dad Muqdisho ka cararay oo Islii iyo Westland deggan oo ay dowladdu ku eedeeneyso iney lacago musuqmaasuqeen, kadib-na la la beegsado dadka asalka hadafka u ahaa ee mucaaradka ah.

Xogtu waxay intaas ku dareysaa in Xasan Sheekh uu ka cawday kulamo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Nairobi oo uu kamid yahay kulankii ay yeesheen siyaasiyiinta beesha Xawaadle iyo hadalladii garnaqsiga ahaa ee uu halkaas ka jeediyay Yuusuf Dabageed. Sidoo kale Mahad Salaad ayaa ka cawday dad badan oo Nairobi kasoo hadlay iyagoo dibadda soo dhigaya ceebaha ay leedahay hey’addiisa kuwaasoo uu ka xusay wariye Cabdalla Muumin.

Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad ayaa caasimadda Kenya u arkay meel hoy u ah siyaasiyiin badan oo mucaarad ah iyo meel marin u ah inta badan dadka Soomaalida ee dibadaha u safra, waana taas midda keeneysa iney xoogga saarto si ay ugu fududaato iney cadaadiso siyaasiyiinta iyo dadka dhaliishan noocyadooda kala duwan.

Haddii ay arrintu sidan u dhaqan gasho waxaa suura gal ah in Kenya ay isaga guuraan siyaasiyiin miisaan leh iyo ganacsato waaweyn oo ay canshuur badan ka qaadan jirtay dowladda wadankaas, waxaa kale uu suura gal ah in ay saameyn ku yeelato safarrada faraha badan ee labada waddan.

Xigasho Radio Alfurqaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Kenya Iyo Uganda Oo Lagu Weeraray Jubbooyinka Iyo Sh/hoose.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-12-1444 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada