Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Dr Amiin oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed, wuxuu barnaaamijka kaga hadlay farqiga u dhaxeeya daawooyinka dhirta iyo kuwa kiimikada ah, tan khatarta badan haddii si khaldan loo isticmaallo iyo sida bulshada uga faa’ideysan la’ dahay daawooyinka dhirta.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.