Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Xogta Magacyada Iyo Xilalka Saraakiishii Lagu Dilay Camaliyaddii Xamar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xogta Magacyada Iyo Xilalka Saraakiishii Lagu Dilay Camaliyaddii Xamar.

July 15, 2023

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgalkii Istish-haadiga ee gelinkii dambe ee shalay ka dhacay kasoo horjeedka wazaaradda gaashaandhigga kooxda Riddada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ciidamada mujaahidiintu ku beegsadeen saraakiil iyo maleeshiyaad ku sugnaa halkaas.

Camaliyaddan Istish-haadiga ah oo Allaah fadligii u dhacday sidii ay mujaahidiintu u qorsheeyeen waxaa inta la xaqiijiyay ku dhintay 11 xubnood oo murtadiin ah una badnaa saraakiil ciidan, halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen 18 kale, idaacadda Andalus ayaa heshay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha dhimashada iyo dhaawaca ku noqday weerarka iyo xilalkii ay hayeen.

Saraakiisha camaliyadda ku bakhtisay waxaa ka mid ahaa 1- C/kariim Axmed Yuusuf (Afar sheegle), kornel military, haddana ahaa guddoomiyaha maaliyadda maamulka Riddada magaalada Marka, horayna usoo noqday guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Riddada Sh/Hoose, 2- Kornel Cagabaruur, oo ka tirsanaa hoggaanka dhismaha military-ga kooxda Riddada, 3- Korneyl Muxiyadiin, wuxuu ka tirsanaa hoggaanka dhismaha military-ga Riddada, 4- Gaashaanlle C/qaadir, oo ka tirsanaa hoggaanka tababarka military-ga maleeshiyaadka Riddada, 5- Gaashaanlle Sare Jeeri, oo ahaa taliyaha xerada guryaha Saraakiisha ee camaliyadda ay ka dhacday,6- Kabtan Maxamuud, wuxuu ka tirsanaa saraakiisha ciidanka madaxtooyada Riddada ee Villa Somalia, 7- Gaashaanlle Kaadheeri, oo ka tirsanaa saraakiisha wazaaradda Gaashaadhigga kooxda Riddada, 8- Laba Xidigle Canjeex, oo ka tirsaa saraakiisha millitary-ga Riddada iyo 9- Kornel Siyaad Sandheere, oo ka tirsanaa saraakiisha military-ga kooxda Riddada.

Halkan Ka Dhagayso Xogta Magacyada Saraakiisha Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/07/Wareysi-Faahfaahinta-camaliyadii-shalay-ka-dhacday-Muqdisho-.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Barnaamij Gaar Ah Oo Lagu Falanqeeyay Weeraradii Warguduudo Iyo Muqdisho.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-12-1444-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada