Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso+Akhriso: Juqraafiyadda Al-Qudus Iyo Qaab Dhismeedka Masjidka Al-Aqsaa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso+Akhriso: Juqraafiyadda Al-Qudus Iyo Qaab Dhismeedka Masjidka Al-Aqsaa.

December 9, 2017

Magaalada Al-Qudus waa magaalo ahmiyad gaar ah u leh muslimiinta, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu weyn uguna ahmiyada badan dhulka Filastiin, waxay leedahay magacyo badan oo ay kamid tahay Al-Qudus Shariif, Beytul Maqdas, iyo Qibladii hore, Yahuuduna waxy ugu yeeraan Jurusalaam.

Waxa muhiimada gaarka ah u yeeley magaaladan waxaa kamid ah inuu ku yaalo masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa oo ahaa qibladii koowaaad ee muslimiinta, wuxuu masjidka ku yaalaa koonfur bari magaalada.

Masaajida masjidka waxaa la sheegaa inuu gaarayo 144 kun oo meter labo jibaaran, waxaana masjidka ku yaala macaalim badan oo taariikheed oo islaami ah kuwaas oo gaaraya illaa 200 oo maclam.

Wuxuu leeyahay masjdku illaa 4 manaaradood, oo kala ah manaarada Baabul Maqaariba, baabu Silsila, babul Qawaanmi, iyo manaarada baabul asbaad, marka laga hadlo dhanka barxadaha ama musalayaasha lagu tukado wuxuu masjidku leeyahay illaa 7musalle, oo lagu kala magacaabaa, Al-Jaamicul Qibliyi, oo ku yaala koonfurta masjidka Al-Aqsaa, Cumar binul khadhaab ayaa ahaa sida taariikhda ay soo wariso qofkii ugu horeeyey ee dhisa musallan kadib markii muslimiintu furteen magaalada Al-Qudus khilaafadii Cumar, waxayna masaaxadiisu gaartaa musallana 4000 oo mitir labo jibaaran, sidoo kale wuxuu leeyahay 11 Albaab.

Musallaha kale waxaa lagu magacaabaa Al-Marwaani, waxaana loo nisbeeyaa khaliifkii umawiyiinta Cabdil mailk bin Marwaan, wuxuuna dhacaa xagasha koonfureed ee hoose ee masjidka, ballaciisuna wuxuu gaaraaa illaa 3775 miter labo jibaaran.

Musallaha sadexaad waxaa lagu magaaacabaa musallihii qadiimiga, wuxuuna ku yaala afaafka hore ee mixraabka.

Macaalimta ugu muhiimsan ee uu leeyahay masjidka waxaa kamid ah Qubbada masjidka, oo uu dhisay khaliifkii umawiyiinta Cabdil malik bin Marwaan sanadkii 66-aad ee hijriyada, iyadoona dhismaheedu socoday illla sanadkii 72-aad ee hijriyada.

Macaalimta masjidka waxaa kamid ah masjidka Al-Buraaq oo dhaca dhinaca koonfu galbeed  ee masjidka, waxaana la sheegaa in Buraaq loogu bixiyay in nabiga SCW safarkii Al-Israa wal Micraaj uu halkaas ku xirtay daabadii uu saarnaa.

Waxaa sidoo kale masjidka ku yaala jaamac loogu magac daray Jaamicu Nisaa, ama halka ay ku tugtaan dumarka.

Guud ahaan masjidka wuxuu leeyahay 15 Albaab, shank amid ah gebi ahaanba way xiranyihiin, tobanka furan ee soo haray waxaa magacyadooda lagu kala magacaabaa baabul Asbaad, Xidha, Catam, Qawaanima, Alnaadir, Al-Xadiid, Al-Qadhaaniin, Al-mudhahara,  Al-Silsila iyo Al-Maqaariba.

Gabood fallo joogta ah ayuu masjidka marar badan la kulmay, jaamica Qiblada ayaa la gubay sanadkii 1969-kii, waxaana markaas gubtay waxyaabo badan oo uu ku jiro minbarka taariikhiga ah ee uu keenay Salaaxudiin Al-Ayuubi markii uu xureeyey Al-Qudus.

Hadaba muslimiinta waxaa la dhihi karaa way khudlaamiyeen masjidkooda barakeysan iyo halkii loo dheelmiyay Nabigeena muxamed SCW, waxaana arintaas ugu wacan umadda oo ka tagtay Jihaadka iyo iyadoo lagu salladay madax calooshood u shaqeystayaal ah oo dhuuni raac ah.

Qadiyadda masjidkan, magaalada Alqudus iyo guud ahaan dhulka Filastiin waxaa lagu soo xusuustaa rag farakutiris ah oo Alle la kulmey, waxaa kamid ah ragaas Sheykh Usaama bin laadin, oo ku dhaartay in Maraykanku nabad ladi doonin inta ay nabad geliyo ka helaan muslimiinta Filastiin, Sheeykh Cabdullaahi Cazaam Al-Filastiini ayaa sidoo kale kamid ah ragga daakiradu soo qabato, wuxuuna sheekhan isagoo ku sugan Afqaanistaan mar weliba sheegi jiray in halkan laga xureyn doono Filastiin, Abuu Muscab Al-Zarqaawi ayaa kamid ah ragga sidoo kale Qudus ay tabeyso, waxaana jira oo xusid mudan kumanaan mujaahid oo hogaamiyaal ay ku jiraan oo maanta u xusul duuban sidii ay usoo ceshan lahaayeen Al-qudus, oo lagu soo celin karo kaliya kitaab wax hanuuniyo iyo seyf galka kabaxsan.

Warbixin Juqraafiaydda Qudus iyo Masjidka

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Gobalka Baay.
Next: Sarkaal Ciidan Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada