Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso 150 Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso 150 Askari American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

October 25, 2017

Dowlada Nasaarada Mareykanka waa hormuudka duulaanka ka Dhanka ah Islaamka iyo Muslimiinta ee gaalada caddaanka kuwa Madowga iyo daba dhilifyada gaalada ay ku qaadeen Diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.

Dalka Afghanistan oo ah hooyada Jihaadka iyo Manbaca Jihaadka casrigan ayaa ah dalka Kowaad ee duulaanka ugu adag Mareykanku uu ku qaaday waxaana hadafka Mareykanku ee duulaankaasi ahaa inuu ka hortaga in jihaadka uu ku fido caalamka iyo in la tirtiro ku dhaqan Shareecada Islaamka ee Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ka hirgalisay dhulkaasi.

Sida muuqato gabi ahaan Mareykanku qorshihii duulaankiisa waa uu ku fashilmay Jihaadkuna waxa uu kusii fiday Maa Beynal Mashriq Wal Magrib,iyadoona Raayada Towxiidku ay ka babaneyso dhul badan oo caalamka ka mid ah.

Balse Gaalo jabkeedu weey qarsataa Mareykankuna si aysan u niyad jabin gaalada iyo Murtadiinta uu hormuudka u yahay waxa uu ku dadaalayaa inuu jabkiisu qarsado ciidankiisuna ku sii sugnaadaan Afghanistan balse waxaa ka fashilantay qarinta dhiig baxa ku socda ciidamadiisa duulaanka ku jooga Afghanistan.

Tan iyo Markii Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ay ku dhawaaqday howlgalka Almansuuriyah waxaa sii kordhay dhiig baxa iyo khasaaraha soo gaaraya ciidamada Nasaarada Mareykanka,iyadoona ciidamada Mujaahidiinta ay si joogta ah u beegsadaan kolanyada Americanka iyo saldhigyada ay Nasaaradu kaga sugantahay dalka Afghanistan.

Saddex-dii Maalmood ee lasoo dhaafay waxaa gudaha Afghanistan ka dhacay weeraro culus oo khasaara nafeet iyo mid hatiyadeed lagu gaarsiiyay askarta Mareykanka.

Werarka kowaaad ayaa ah qarax oo culus lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Nasaarada Mareykanka oo ku socdaalayay duleedka magaalada Meydan Shahar oo ah xarunta gobalka Meydaan Work ee bartamaha dalka Afghanistan.

Qaraxa oo ahaa miinida dhulka lagu aaso waxey la kacday gaari gaashaaman oo ay la socdeen askarta Mareykanka,iyadoona gabi ahaan uu burburay gaariga ay miinada haleeshay.

Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahisay in sidoo kale qaraxaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen Lix askari American ah oo la socotay gaariga gaashaaman ee miinada ay burburisay.

Qaraxan waxa uu kusoo aadayaa saacada kadib markii guutada Madaafiicda Imaarada Islaamiga Afghanistan ay tiro madaafiic ah ku garaaceen saldhiga degmada Bagram ee gobalka Barwaan ee Waqooyga Afghanistan kaasi oo ah saldhiga ugu weyn Nasaarada Mareykanku ay ka sameysteen dalkaasi.

Labo Maalin ka hor ayeey aheed markii Saddex iyo Toban askari American ah lagu dilay weerar xoog ku gal ah oo ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaala deegaanka Gambari Dak ee gobalka Lugman ee Bariga Afghanistan.

Dhanka kale tiro koobka lagu sameeyay weeraradii lala beegsaday ciidamada Nasaarada Mareykanka Afartii Bil ee u dambeeysay ayaa banaanka soo dhigay dhiig baxa xoogan ee ku socda ciidanka Mareykanka.

1-Bishii Shawaal oo ay ka bilaabaneyso afartii bil ee u dambeysay waxaa ciidanka Nasaarada Mareykanka laga dilay 31 askari waxaana laga dhaawacay 2 askari

Bishii Dulcaqdah oo ah bisha labaad ee afartii bilood ee u dambeysay waxaa ciidamada Mareykanka laga dilay 41 askari waxaana laga dhaawacay 15 askari.

Bishii Dulxijjah oo ah bisha saddex-aad ee Afartii bilood ee u dambeysay waxaa ciidamada Nasaarada Mareykanka gudaha Afghanistan looga dilay 32 askari waxaana looga dhaawacay 14 askari.

Bishii lasoo dhaafay ee Muxaram oo ah bishii u dambeysay Afartii bilood ee lasoo dhaafay waxaa ciidamada Mareykanka gudaha Afghanistan looga dilay 46 askari waxaana looga dhaawacay17 askari.

Tirikoobkan ayaa muujinaya in dhiig bax xoogan uu ku soscda askarta Nasaarada Mareykanka ee ku sugan Afghanistan maadaama Afartii bilood ee u dambeysay Mareykanku laga dilay 150 askari waxeyna ka dhigantahay tiradadaan ineysan jirin maalin hal askari ama labo askari American ah lagu dilin Afghanistan maxaa yeelay tirade maalmaha Afartii Bilood ee lasoo dhaafay markii la isku daro waxaa 120 maalmood balse Mareykanka waxaa 120 kaasi maalmood laga dilay 150 askari waana tiro Soddon ka badan maalmaha afartii bilood ee lasoo dhaafay.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Oo Dhameystiran.

FG-ah Qoraalka Iyo Maqalka Waxaa Iska Leh Idaacada Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Lagu Dilay Ku Dhawaad Toban Askari Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
Next: Sarkaal Iyo Askari Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada