Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Abwaan Cabdullaahi Somali Iyo Gabayga Kulbiyow.
  • Allposts

Dhageyso+Akhriso Abwaan Cabdullaahi Somali Iyo Gabayga Kulbiyow.

February 6, 2017

Kulbiyow_034Abwaan Wariye C/llaahi Yaasiin Jaamac Soomaali ayaa gabay ka tiriyay weerarkii sida ba’an loogu xasuuqay askarta Nasaarada Kenya ee dhawaan ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.

Abwaanka ayaa gabayga ku sharaxayo sida ciidamada Kenya loogu laayay weerarkaasi iyo sawiradii Mu’asasada Al-ktaa’ib soo bandhigay oo muujinaya meydadka askarta Kenya oo dhulka daadsan iyo Shabaabul Mujaahidiin oo ku dul Takbiirsanayo gaadiidka ciidamada Nasaarada Kenya.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Kulbiyow Iyo Abwaan Wariye C/llaahi Somali.

Halkan Ka Akhriso Gabayga Kulbiyow Iyo Abwaan C/llahi Somali.

Gabay inaan hadoodilo markaan hebinayee dooni,
ama aan higgaadiisa dhigo wow hal dayaaye,
maantana hogol shalay da’daan idiin hayaamaaye,
hayigiina xoojiyo murtida waan higaag furiye,

habka loo dabaalanahayo kaan horuu baranin,
ee huuri badweyn ula kacee u hunguri doonta,
halis buu wuxuu jiraa inuu hir maasheeye,

hamag hamag dagaal lagu galay iyo halbeeg liitta,
hambariirsi baa laga dhaxlaa hooda xumo weyne,
keeniyooy hanaf hanafti yo howtal hamagleynti,
Heer galbeedka hoosh dooni yo waxay hamsiiyaanba,
Hindisaha yahuudeed adoo soo hitiqinaaye,
Adna himilo gaar kuu ahayd aad hirgelineyso,
Higilkii ad muujiday iyo soo hil hiladkaadi,
Insha Allaahu muu hura hayo inuu hungoobaaye,

Hasheydii ninkii dhacay intay hogob u daaqeyso,
Ee intuu haruub culayo uu weliba haaneedsho,
Harya fiid hujuun baan wedaa haabashiyo leyne,
Inti igu hareereysan baan hoor ka qubayaaye,
xaqeygii intaan hanan hayo waan halgamayaaye,

Heeryada adoonsiga kuwii hora inoo saaray,
Hayinkaan rarayniyo kuwii hoygi naga qaatay,
Ee canshuur na heybinayay had iyo gooraale,
Gumeysiga hog noo qoday iyo weliba hoobaaqda,
Inaan halawda baas uga shubnaa waa haboon tahay’e,

Geesiyaal naftuudii huroo heelan bow tegaye,
Horin horin inteey ugu ugu galeen hoo la yiri maare
Hugunkiyo hilaaciyo higtiyo hararamtii yeedhay,
Hanqar wixi la moodaayiyo hoobiyiyo jiibki,
Holonkiyo hulaaqii baxay ee hawada aaday,
Alley lehe habkii aan la rabay Kenya loo hoday’e,

Kulbiyoow halaag baa ka dhacay hiirti waa beriye,
kufrigii hufbaa laga dhigay hamiga waalaaye
Intii ay hedoodii gashay laga hadaafsiiye,
Hilibkood wuxuu daadsan yahay meel habaas badane,
Haad iyo dugaag baa cunoo lagu hamuun gooye,
Waxa heyr ka soo baxa hayaa lagu hunqaacaaye,

Haraadiga orodkiisi baa howdka waajahaye,
Tan iyo haluuqey socdeen huufna waa dilaye,
Haragiyo cidihina way kala habaabeene,
Huraalana ilintiisu waa hililiqeysaaye,
Haar iyo cabaad buu ku daray aan hakana heyne,
Surwaalkina haleeyoo sidii geel habeediyaye,

Hanadnimadi uu sheega jiray waa huf iyo beene,
Inay habaru dhaanto midkaa hubanti weeyaane,
Hal abuur bartii muu lahoo waa hanfade jaane,
Helinkii kibaakuu sidii ugu hableeyaaye,
Kenyana hul buu geliyiyo meel hanfigu yaale,
Haadaan buu ka sii riday iyo hoobad qaab daran’e,
Anaguna kama hari karnee waa la halakeyn dheh,
Haarihii nagu yiiley baa sii hashaashuqey dheh,
Muslimiinta aad haysatoo kini haruufeysay,
Ingiriis dhulkuu kagu habaan haatan jirinaa dheh,

Intaasi hagaajee hadaan gabayga soo hoorsho,
gaaladu dhibkey nagu hayaan waan hinqanayaaye,
hendediyo mid hoosaasiyay nagu hareeyeene,
iyaguna madfac haadayay nagu hogaanshaane,
Gobanimo ninkaan haysanaa hoogayoo ba’ay’e,
Hadimo huqbaa lagu ogyiyo hoos inuu dayo’e,
Ha yeeshee hadduu hurudya oo uba hadaafeynin,
Weligii inuu soo helaa waa habeen tagay’e,
soomaaliyeey habis baa ka roon kaan hambaabirin’e,
Xaqiiqdii hashqooq laguma helo howl culeys badane,
Waa inaad halood dheer martoo una haraaddaaye.

Dhamaad.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xukun Dil ah Oo Galabta Lagu Fuliyay Afar Nin Oo Lagu Helay Fal Jaasuusnimo.
Next: Askarta Dowlada Federaalka Oo Suuqa Bakaaraha Dhac Ka Geystay.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada