Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Ciidamada Buundiyiinta Oo Xasuuqay Inka Badan Labo Kun Oo Ruux Muslimiin Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Ciidamada Buundiyiinta Oo Xasuuqay Inka Badan Labo Kun Oo Ruux Muslimiin Ah.

August 30, 2017

Wararka ka imaanaya Baarma ayaa sheegaya in xasuuq Jamaaci ah uu ka socdo magaalooyin iyo tuulooyin ay deganyihiin muslimiinta Rohingga kuwaas oo ah aqaliyad wajahaysa xasuuqa qarniga ee caalamka.

Wakaaladda Wararka Aaraakaan ayaa baahisay in dad kabadan 2,000 oo qof muslimiin ah lagu dilay Baarma sedax maalmood gudahood walina ciidamada Melleteriga iyo Booliska Baarma waxay wadaan xasuuq aan kala sooc laheyn.

Haweenay lagu magacaabo Aneyta oo Afhayeenad u ah Gole ay leeyihiin muslimiinta Dibadda Joogga Baarma ayaa wakaaladda wararka Anaadool u sheegtay in dadka dhintay ay u dhaxeeyaan laba kun illaa iyo sedax kun waxaana jira warar sheegaya in xasuuqu uu yahay mid sedax geesood ah oo ay geysanayaan ciidamada Booliska, Melleteriga iyo Buudiyiin xagjir ah oo dowladdu ay hubeysay.

Weeraro aad u xooggan oo ciidamada dowladda Baarma qaadeen maalmihii axadda iyo isniinta ayaa la sheegay in dad ka badan 100-kun oo qof lagu barakiciyay, wararka ayaa intaas ku daraya in dad ku dhow laba kun oo ruux ay ku xanibanyihiin xuduudda ay wadaagaan Bangaladhesh iyo Baarma.

Xasuuqan waxashnimada ah ee lagu haayo muslimiinta Baarma kunool wuxuu imaanayaa xilli xaalad adag ay wajahayaan barakacayaasha Muslimiinta Rohinga ee ku sugan wadamo dhaca Koonfurta iyo bartamaha qaaradda Asia.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Xasuuqa.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Axkaam U Gaar Ah Haweenka Qeybta(9)aad.
Next: Shisheeyaha Iyo Askarta Dowlada Oo Lagu Weeraray Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-12-1447-Hijri

June 1, 2026
Beesha Caalamka Oo Walaac Xooggan Ka Muujisey Khilaafka Daba-dhilifyada Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Beesha Caalamka Oo Walaac Xooggan Ka Muujisey Khilaafka Daba-dhilifyada Soomaaliya.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-12-1447 Hijri.

June 1, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada