Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dibadbaxyada Ka Dhanka Ah Dowladda Kenya Oo Markale Ruxay Ismaamullada.
  • Allposts
  • Warar

Dibadbaxyada Ka Dhanka Ah Dowladda Kenya Oo Markale Ruxay Ismaamullada.

July 2, 2024

Isku soo baxyada xooggan ee ka dhanka ah dowladda Kenya, ayaa markale maanta gilgilay ismaamullo dhowr ah oo ka tirsan dalka Kenya, halkaas oo ay isugu soo baxeen kumannaan qof oo u badan dhalinyaro ka caraysan go’aanka dowladda Kenya ee lagu kordhiyay canshuurta dadweynaha.

Bannaanbaxyada ugu xooggan ayaa maanta oo Talaado ah laga soo wariyay magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa oo ah labada magaalo ee ugu wayn dalka Kenya, halkaas oo dadka isugu soo baxay ay halku dhigyo ka dhigteen “Ruuto waa in uu tagaa”, iyo erayo kale oo ay ku muujinayeen sida ay uga caraysan yihiin canshuur kordhinta dowladda.

Dibadbaxyada oo ah kuwa rabshado wata ayay kacdoon wadeyaashu ayay maanta isku dayeen inay boobaan goobaha ganacsiga dadweynaha balse ganacsatada oo feejigan ayaa la arkayay iyaga oo difaacyo kaga jira albaabada laga galo xarumahooda gaancsi, magaalada Mombasa oo ah tan ugu daran ayaa lasoo sheegay in ganacsi dhowr ah maanta oo kaliya la bililiqaystay. ganacsatada Soomaaliyeed ee halkaas xarumaha ku leh ayaa la arkayay iyaga oo hubka fudud ku difaacanaya hantidooda.

Warar kale oo la helay ayaa sheegaya in boqollaal gaadiid ah oo maanta ka ambabaxay magaalooyinka Soomaaliyeed ee Gaarissa, Wajeer iyo Mandheera oo kusii jeeday dhanka Nairobi ee ay caasimadda u geli waayeen rabshadaha ay wadaan dibadbaxayaasha, kuwaas oo la wariyay in ugu dambayn ay ku qasbanaadeen inay dib u laabtaan.

Shirkii Jaraa’id ee uu qabtay Wiliam Ruto ee uu ku diiday in uusan saxeexi doonin qorshaha ay soo gudbiyeen golaha baarlamaanka daaquudka ah ee dalkaasi, ayaan waxba ka beddelin go’aanka dibadbaxayaasha, waxayna go’aamiyeen inay sii wadaan dibadbaxyada ka dhanka ah dowladda,

Dibadbaxyada maanta dhacay, ayaa yimid markii ay kacdoon-wadeyaashu ku ballameen inay fagaareyaasha issugu soo bixi doonaan maalmaha Talaadada iyo Khamiista ee toddobaadkan, ayna sii wadi doonaan kacdoonka, goobaha kale ee maanta isku soo baxyadu ka dhaceen waxaa ka mid ah ismaamullada Nakuru , Kisumu, Kisii iyo Migori.

Warbaahinta caalamiga ah ayaa saadaalinaysa in kacdoonka ka socda waddanka Kenya, uu qarka usaaran in ay hal mar uu qabsado qaaradda oo idil ayna isku beddelaan dagaal weyn oo saameyn ku yeesha caalamka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-12-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1445-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada