Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dilal Xarig Iyo Burburin Hanti Oo laga Soo Sheegayo Ismaamullada Amhara Iyo Oromia.
  • Allposts
  • Warar

Dilal Xarig Iyo Burburin Hanti Oo laga Soo Sheegayo Ismaamullada Amhara Iyo Oromia.

January 25, 2025
XASUUQ_HORE_OROMIA

Ismaamullada Axmaarada iyo Oromada oo ka mid ah gobollada xilligan ay ka socdaan dagaallada culus ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo jabhadaha mucaaradka ah ee hubesyan, ayaa laga soo tabiyay dilal, xarig iyo burburin baahsan oo ka dhan ah dadka aan hubeysnayn.

Hay’adda magaceeda loo soo gaabiyo (EHRC), ee sheegata inay u dooddo xuquuda aadanaha ee Itoobiya, ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in saddexdii bilood ee ugu dambeeyay ay diiwaan gelisay dhacdooyin badan oo isugu jira dilal, qafaal, xarig aan sabab lahayn, burbuirn hanti iyo xadgudubyo kale oo ka dhan ah dadka rayidka.

Marka laga hadlayo Ismaamulka Axmaarada waxay warbixintu sheegtay inay diiwaan gelisay dhacdooyin ay ciidamada ammaanka ee dawladda uu madaxa u yahay Abiy Axmed ku dileen ilaa 8 qof oo shacab ah, kuwaas oo si gaar ah loogu beegsaday deegaan dhaca Konfurta Gonder, kaddib markii ay halkaasi ka dhaceen iska hor’imaadyo u dhaxeeyay ciidanka millatariga dowladda iyo kuwa fallaagada Fano.

Warbixinta hayadda waxay intaas ku dartay in dadka la dilay ee shacabka ah oo dowladdu ku eedeysay inay taageersanyihiin jabhadda Faano, ay ka mid ahaayeen haweeney uur leh, saddex dumar ah oo kale iyo ilmo, weerarkan waxay sidoo kale ciidanka Abiy ku dhaawaceen laba qof oo rayid ah, halka ay ku xireen lix qof oo kale, iyada oo aan ilaa hadda la ogayn halka lala aaday.

Hayadda EHRC waxay sidoo kale sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa taliska ammaanka ee dowladda ay Aagga Waqooyiga Gonder gaar ahaan magaalada Dabat, rasaas aan loo meel dayin oo ay fureen ku dileen ugu yaraan 4 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur, 5 kale oo ay ku jiraan 3 carruur ahna ay ku dhaawaceen.

Maleeshiyada Fano ayaa qayb ka ah dhinacyada gaysanaya dilalka ka dhanka ah dadka aan hubka wadan, waxayna aagga galbeedka Gonder ku dileen sida warbixinta ku xusan 8 qof oo rayid ah, kuwaas oo hay’addu sheegtay in lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin xisbiga talada haya ayna sidoo kale ka dhinac dagaallamayeen ciidanka millatariga.

Hay’addan waxay sidoo kale sheegtay dilal ay gaysteen jabhadda xoraynta Oromia iyo sidoo kale ciidamada ammaanka ee dowladda, kuwaasi oo lagu beegsaday dad rayid ah, waxay ciidanka dowladdu deegaan dhaca duleedka degmada Saja Welel ee ismaamulka Ormomia ka xireen illaa laba xubnood, waxay dadkaasi dileen 25-kii Sebtembar.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-07-1446 Hijri.
Next: Maxaabiista Reer Gaza Oo Gaaray Khaan-yuunis Iyo 4 Sahaayino Ah Oo La Sii Daayay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada