Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaar-garow Dagaal Oo Aad U Xooggan Oo Ka Socda Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Diyaar-garow Dagaal Oo Aad U Xooggan Oo Ka Socda Gudaha Itoobiya.

September 7, 2025

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu soo warramayaa inuu bixiyey amarka dagaal hor leh oo Itoobiya ay ku qaadayso waddanka Eretriya, kadib markii maalinnimadii shalay xafiiskiisa uu shir ay albaabadu u xirnaayeen kula yeeshay saraakiisha ugu sarraysa Ciidamada Millateriga Itoobiya, sida ilo-wareedyo maxalliya ay soo tebiyeen.

Abiy ayaa ka sanqariyey in Ciidamada dalkiisu ay ku sugan yihiin heerkii ugu sarreeyey ee awoodeed ee ay ku xaqiijin lahaayeen horumarka ay hiigsanayaan, inkastoo aanu caddayn in saraakiisha ciidamadiisa uu kala hadlay weerarkii uu dhawaan shaaciyey inay qaadayaan kunasoo ceshanayaan dekedda Casab ee dalka Eretriya.

Sawirro muujinaya kulanka uu la yeeshay saraakiisha ciidamadiisa ayuu Abiy Axmed ku baahiyey barahiisa bulshada, isagoo raaciyey qoraal muujinaya sida ay dawladda Xabashida Itoobiya ugu diyaar-garowday duullaan ballaaran oo ay doonayso inay qaaddo. Waxaana erayada qoraalkiisan ka mida “Waxaan dhiig iyo dhidid ku dhisi doonnaa dal adag oo mustaqbalka soo socda la safan doona quwadaha adduunka.”

Janaraal Bulti Tadesse (Baltii Tedhaasa), oo ah madaxa Kulliyadda Difaaca Itoobiya ayaa shalay isna sheegay in doonista badda ee Itoobiya ay tahay ujeeddo qaran oo waajib ay tahay in la gaaro, isagoo intaa ku daray oo uu yiri “Ciidanka difaaca waa in maskax ahaan iyo jir ahaanba u diyaar garoobaan, si aan uga jawaabno amarrada dawladda ka soo bixi kara.”

Haddalladan xasaasiga ah ee ay jeedinayaan madaxda ugu sarraysa dawladda Xabashida Itoobiya ayaa kusoo aadaya xilli diyaargarow dagaal oo aad u xooggan laga dareemayo gudaha dalka Itoobiya, waxaa socda dhoola-tursyo ciidan iyo barnaamijiyo lagu kicinayo dareenka dadweynaha oo saacadihii u dambeeyey ay aad u tebinaysay warbaahinta Itoobiya.

Taliyaha ciidamada Itoobiya, Janraal Berhanu Jula ayaa Sabtidii shalay xarigga ka jaray Xarunta Tababarka waxay ugu yeereen Ciidanka Bad-maaxeyaasha Itoobiya oo la shaaciyey in lagu tababari doono Ciidanka Badda. Sidoo kalena isla shalay ayaa la daah-furay taliska ciidan la sheegay inay fulin doonaan hawl-gallada gaarka ah ee Itoobiya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 13, 2026
Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.

September 13, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.

September 13, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada