Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Donald Trump Oo Markale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida.
  • Allposts
  • Warar

Donald Trump Oo Markale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida.

January 21, 2026

Madaxweynaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, Donald Trump ayaa halkiisa kasii wada weerarada dhanka afka ah ee uu ku qaadayo Soomaalida iyo dalkooda.

Isagoo ku guda jiray shir jaraa’id oo uu ku qabtay aqalka cad, ayuu Trump markale Soomaalida ku tilmaamay kuwa burcadnidamada ku fiican, isaga oo dhanka kale dalka Soomaaliyana ku tilmaamay mid aan jirin, haddii uu jirana ku tilmaamay mid ka mid ah kuwa ugu liita adduunka.

Mar uu arrinkaas ka hadlayay ayuu Trump yiri “Soomaaliya ma aha waddan dhab ah, wax nidaam dowladeed ah ma lahan. Haddii ay tahay waddan, waa mid ka mid ah waddamada ugu liita adduunka.”

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu Trump Soomaalida markale ku tilmaamay kuwa burcadnimada ku fiican “Wax kaliya oo ay ku fiican yihiin waa burcad-badeednimada, waa kuwa khubaro ku ah qabsashada maraakiibta waaweyn.” Ayuu yiri.

Trump, ayaa waayadii dambe caadeystay in uu weeraro dhanka afka ah ku qaado dadka Soomaaliyeed iyo dalkooda, waxayna hadalladaas xoogeysteen markii uu meesha ka saaray xeerar gaaleed caddeynayay inaan dalkooda dib loogu  celin karin Soomaalida qaxootiga ku ah dalkiisa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-08-1447 Hijri.
Next: Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaatka Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Bayaan).

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast Oo Lagu Falanqeeyay Weerarkii (Cowsweyne 2) Ee Lagu Boqno Gooyay Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast Oo Lagu Falanqeeyay Weerarkii (Cowsweyne 2) Ee Lagu Boqno Gooyay Maleeshiyada Gurguurte.

October 29, 2026
Sanbaloolshe Oo Sheegay In Kooxda Gurguurte Burburi Doonto Haddii Ciidanka Uganda Dalka Ka Baxaan.
  • Allposts
  • Warar

Sanbaloolshe Oo Sheegay In Kooxda Gurguurte Burburi Doonto Haddii Ciidanka Uganda Dalka Ka Baxaan.

October 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-05-1448-Hijri.

October 29, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada