Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Uganda Oo Sheegtay In Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ciidankeeda Ku Sugan Soomaaliya ay Bilaabayaan Bixitaan.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Uganda Oo Sheegtay In Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ciidankeeda Ku Sugan Soomaaliya ay Bilaabayaan Bixitaan.

November 25, 2017

Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay in cutubyadii ugu horreeyay oo ciidankeeda katirsan ay isaga bixi doonaan dalka Soomaaliya tan iyo sanaddii 2007 oo ay dalka soo galeen

Kun Askari oo ka mid ah soo duulayaasha AMISOM ayaa bisha soo socota ka bixi doona dhammaan gobollada dalka  Soomaaliya,halka billaawga Todobaadkan ay boqolaal askari bilaabayaan dib ugurasho rasmi ah.

Richard Karimere oo ah Afhayeenka Ciidamada  Uganda  ayaa sheegay in illaa 281 askari oo u dhashay dalka Uganda, qeybna ka ah 1,000 askari laga soo saari doono Soomaaliya horaanta todobaadkan.
Dowladda Uganda waxay sheegaysaa in ciidamadeeda ku sugan Koonfurta Soomaaliya lagu wargeliyay in ay diyaar garoobaan waxayna dowladda Federaalka Soomaaliya ku wargelisay in ay la wareegto ammaanka deegaannada iyo magaalooyinka ay ciidamadaasi baneyn doonaan.

Bixitaankan ayaan saameyn doono inta badan dowladaha ciidamadoodu duullaanka ku joogaan dalka Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan Kenya,Uganda iyo Burundi, waxaa la saadaalinayaan in ciidamada ugu horreeya uguna nabadan ee isaga bixi doono Soomaaliya kuwa dowladda Kenya.

Ciidamadan kunka ah ee lafilayo in ay dalka ka baxaan ayaan wax mushaar ah qaadan doonin sida ku cad heshiiskii dhaxmaray Ururka Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ah maalgeliyaha ugu weyn ee AMISOM taasi oo ka dhigan in jeebabka dowladaha reergalbeedka ay marteen oo aysan diyaar u aheyn sii wadidda taageerada soo duulayaasha Soomaaliya ku sugan.

Waxa loogu yeero Q.Midoobe ayaa horay usoo saartay qaraar dhigaya in ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ay bisha December 2017 ay bilaabaan dib ugurasho islamarkaana ay dalka ka dhammaadaan marka lagaaro sanadda 2020-ka, bixitaankan ayaa imaanaya xilli soo duulayaasha Jinsiyadaha kala duwan leh aysan wax guul ah oo lataaban karo xaqiijin illaa iyo hadda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 13-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Kolanyo Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Gaari Looga Gubay Ceelwareegow.

Related Stories

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]

August 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri

August 15, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada