Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladaha Masar Iyo Eritrea Oo Heshiisyo Amni Kala Saxiixday {WARBIXIN}.
  • Allposts
  • Warar

Dowladaha Masar Iyo Eritrea Oo Heshiisyo Amni Kala Saxiixday {WARBIXIN}.

November 1, 2025

Madaxweynaha xukuumadda riddada Masar C/Fataax As-siisi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha dalka dowladda saliibiyadda Eretaraiya Asaias Afawerki sida lagu shaaciyey bayaan rasmiya oo gelinkii dambe ee maanta kasoo baxay xafiiska madaxtooyada ee alqaahira.

Sida ay wararku tibaaxayaan isla markii uu Afawerki gaaray Al-Qaahira, waxuu kulan fool-ka-fool ah la yeeshay dhiggiisa Masar C/Fataax As-siisi, oo sida la sheegay ay ka wada-hadleen arrimo ay ka mid yihiin xaaladaha cakiran ee ka aloosan Geeska Afrika.

Kulankan oo goob-joog ay ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr. Cabdul-Caadi, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritariya, Cusman Saalax Muxammed, ayuu Siisi ka dhawaajiyey in Masar ay ka go’an tahay inay xoojiso xiriirka ay la leedahay Eretriya.

Afhayeenka madaxtooyada Masar, Muxammed Al-Shiinawi, wuxuu sheegay in kulanka lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga si loo sugo amniga Badda Cas, loogana hortago waxyeello kasta oo ku timaadda marin-biyoodka muhiimka ah ee caalamiga ah.

Sida lagu xusay bayaanka, madaxweyne Sisi wuxuu carabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la xoojiyo isku-duwidda Masar iyo Eritariya, iyo sidoo kale wadamada Carabta iyo Afrika ee ku teedsan Badda Cas, si loo xaqiijiyo ayuu yiri amni iyo xasillooni waarta oo ka hanaqaada gobolka muhiimka ah ee Badda Cas.

Afhayeenka Madaxtooyada Masar, waxa kale oo uu sheega in madaxweyne C/Fataax As-siisi uu taageeri buuxda u muujiyey dhiggiisa Eretriya Asaias Afawerki, isla markaana uu u caddeeyey inuu ku babar taagan yahay dedaalka uu ugu jiro horumarinta dalkiisa Eretriya.

Waxa kale oo afhayeenka Siisi uu shaaciyey in Masar ay si weyn u qadarinayso xiriirka istaraatiijiga ah ee ay la leedahay Eritariya si loo xaqiijiyo ayuu yiri qodobadii lagu heshiiyay intii lagu jiray booqashadii Madaxweyne Siisi uu ku tagay caasimadda Asmara bishii Oktoobar 2024.

Afhayeenku wuxuu intaas ku daray in kulankani uu ahaa mid lagu wadaagay aragtiyo qoto dheer oo ku saabsan xaaladda gobolka, iyadoo Madaxweyne Siisi uu mar kale xaqiijiyay in Masar ay si buuxda u taageersan tahay madax-bannaanida Eritariya iyo midnimada dhulkeeda.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in labada madaxweyne ay si gaar ah uga wada hadleen xaaladda cakiran ee Suudaan, iyagoo isku af-gartay inay si buuxda u taageeraan ciidamada qalabka sida ee Suudaan, isla markaana la diido isku day kasta oo lagu dhisayo hay’ado kale.

Sidoo kale kulankan ayaa lagu soo hadal-qaaday xaaladda Soomaaliya, iyadoo labada Madaxweyne ay mar kale xaqiijiyeen sida ay uga go’an tahay qodobadii lagu xusay bayaanka saddex-geesoodka ah ee ka soo baxay shirkii Siisi, Afawerki iyo Gurguurte ee ka dhacay Asmara bishii Oktoobar 2024.

Kulankan ayaa imanaya xilli isbeddel siyaasadeed iyo mid ciidan oo aad u xooggan uu ka karkaraayo gobolka guud ahaan Geeska Afrika, isla markaana isku hub urursi xooggani uu ka dhex-socdo dowladaha Itoobiya iyo Eretriya oo qarka u saaran in markale ay dagaallamaan, kadib markii maamulka Addis Ababa uu shaaciyey inuu xoog ku qabsanayso dekedda Casab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-05-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-02-1448-Hijri

July 27, 2026
Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Weeraro Lagu Laayay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

July 27, 2026
Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.
  • Allposts
  • Warar

Xaaladaha Dhimasho Cudurka Ebola Ee Koongo Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada