Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Tuunis Oo Baneesay Arin Sheeracada Islaamka Diiday.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Tuunis Oo Baneesay Arin Sheeracada Islaamka Diiday.

September 16, 2017

War rasmi ah oo kasoo baxay golaha wasiirrada Xukuumadda Tuunis ayaa lagu sheegay in lasoo saaray qaanuun cusub oo Hablaha muslimaadka ah u ogolaanaya in ay guursadaan ragga ay doonaan iyadoo aan loo fiirinayn diin iyo dhaqan.

Tani waxay ka dhigantahay in gabadha muslimadda ah ay la noolaan karto Nin Kirishtan ah ama Nin Yahuudi ah xataa ay guursan karto Buudhi ama Hinduus Mushrik ah tallaabadan oo banaanka soo dhigaysa heerka ay gaarsiisantahay dabadhilifnimada dowladda kajirta wadanka Tunesia.

“Waxaa si dhameystiran loo laalay dhammaan qawaaniintii soo baxday sanaddii 1973 oo diidaysay in haweenayda Muslimadda ah ay guursato nin aan muslim aheyn, hadda muwaadinadda Tuunisiyadda ah waxay guursan kartaa Ninka ay doonto iyadoo aan diin loo eegayn” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay xukuumadda.

Hay’adda Fataawada Dowladda Calmaaniyadda Tuunis ayaa war ay soo saartay ku taageertay go’aanka xukuumadda waxayna tiri “iyadoo sare loo qaadayo haybadda dowladnimo ee Qaranka Tuunis iyo booska dumarku ku leeyihiin Bulshada ayaa la go’aamiyay in ragga iyo dumarka lasimo oo xuriyado isku mid ah lasiiyo” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay hay’adda fataawada Tuunis.

Laakin warka hay’adda fataawada kasoo baxay ma ahayn mid diini ah ee wuxuu umuuqday mid kasoo baxay Q.Midoobe iyo hay’adaha sheegta xuquuqul insaanka.

Madaxweynaha Calmaaniga Tuunis Qaa’id Baaji Sabsi ayaa wareegto uu soo saaray 13,Augst,2017 wuxuu ku baneeyay in Gabadha muslimadda ah ay guursan karto Nin Kirishtaan ama Buudi ah arrinkaas oo ay ka qeylla dhaamiyeen culimaa’udiinka wadankaas.

“anigoo gudanaya waajibka dastuuriga ah ee Qaranka Tuunis ayaan tuuray qaanuunka Gabdhaha muslimaadka ah udiidayay in ay guursadaan Nin aan Muslim aheyn” sidaas waxaa yiri madaxweynaha.
Wasiir hore uga tirsanaa dowlada Tuunis ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid ihaano ku ah gabdhaha muslimaadka wadankaas islamarkaana loo baahanyahay in laga horgato wuxuu sheegay in macalimiin wax ka dhiga jaamacadaha islaamiga ah iyo culimaa’udiin ay diideen balse aysan xukuumaddu dheg jalaq usiin oo sii wadda soo saaridda qawaaniinta ka dhanka ah shareecada Islaamka.

Qaanuun horay ay usoo saartay dowladda ayay ku xalaaleysay cabidda ka ganacsiga Khamriga iyadoona dowladda Tuunis ay shati siisay shirkadaha waaweyn ee maalgeliyay dalxiiska in ay Khamri wadanka soo gelin karaan kuna dhax iibin karaan.

Sidaas oo ay tahay dowladda waxaa sanaddii 2-aad u xiran in kabadan 200 oo Masaajid kuwaas oo lagu tuhmay in ay soo saaraan dagaalyahanno mujaahidiin ah, waa dowlad dhan walba kala dagaallamaysa islaamka iyo muslimiinta waxayna tallaabooyinka ku raalli gelinaysaa Faransiiska iyo xulufadiisa.

Nusuustan Hoose ayuu allaah Subaxaanahu watacaalaa ku caddeeyay in haweenayda muslimadda ah aysan guursan Karin Nin gaal ah.
فقد أجمع علماء الأمة على تحريم زواج المسلمة من غير المسلم مهما كانت ديانته، وذلك لقوله تعالى:وَلَا تُنْكِحُوا الْمُشْرِكِينَ حَتَّى يُؤْمِنُوا وَلَعَبْدٌ مُؤْمِنٌ خَيْرٌ مِنْ مُشْرِكٍ وَلَوْ أَعْجَبَكُمْ أُولَئِكَ يَدْعُونَ إِلَى النَّارِ وَاللَّهُ يَدْعُو إِلَى الْجَنَّةِ وَالْمَغْفِرَةِ بِإِذْنِهِ وَيُبَيِّنُ آَيَاتِهِ لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ{البقرة: 221} ولقوله تعالى:فَإِنْ عَلِمْتُمُوهُنَّ مُؤْمِنَاتٍ فَلَا تَرْجِعُوهُنَّ إِلَى الْكُفَّارِ لَا هُنَّ حِلٌّ لَهُمْ وَلَا هُمْ يَحِلُّونَ لَهُنَّ{الممتحنة: 10}

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Degmada Ceelwaaq.
Next: Dhageyso+Akhriso Gaadiid Iyo Hub Lagu Soo Furtay Weerarkii Ceelwaaq.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.

April 28, 2026
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada