Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Duullimaadyadii Muqdisho Iyo Nairobi Oo Hakad Ku Jiray Muddo Labo Cisho Ah.
  • Allposts
  • Warar

Duullimaadyadii Muqdisho Iyo Nairobi Oo Hakad Ku Jiray Muddo Labo Cisho Ah.

August 1, 2026

Duullimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay Mogadishu iyo Nairobi ayaa si weyn u hakaday muddo laba maalmood ah, kaas oo boqolaal rakaab ah ku xannibay garoomada diyaaradaha ee Aadan-Cadde iyo Jooma Kenyaata iyo weliba xarumaha kale ee gobolka.

Hakadka duullimaadyadan oo Axaddii bilowday soona gaaray ilaa Isniintii shalay, ayaa la sheegay in ay sabaabeen shaqo-joojin ay sameeyeen shaqaalaha duulista ee Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi, kuwaas oo ka cabanayay arrimo la xiriira shaqada iyo weliba mushaharka.

Sida ay wararku tibaaxayaan, shaqo-joojintan ayaa saameysay adeegyada dhulka iyo qaar ka mid ah howlaha muhiimka ah ee garoonka, taas oo keentay dib-u-dhac saacado badan ah, baaqashada duullimaadyo dhowr ah iyo isku dhex yaac dhinaca jadwalka ah.

Dhowr duullimaad ayaa maalin kasta caadi ahaan u kala goosha Muqdisho iyo Nairobi, waxaan rakaabka uu hakadkani samaynta xooggan ku yeeshay ka mid ah ganacsatada, shaqaalaha hey’adaha, dadka u socda arrimo caafimaad iyo kuwa u sii gudbaya dalal kale.

Rakaab badan ayaa wajahaya kharashaad dheeraad ah oo ku saabsan dhinaca hoteellada, cuntada, fiisooyinka iyo tigidhada beddelka ah. Qaar ayaa la sheegay damcay inay ku safraan waddooyin kale oo mara Itoobiya ama dalalka Khaliijka, kuwaas oo kharash qaali ah iyo waqti badan ku qaadanaya.

War maanta oo Talaado ah kasoo baxay Ururka Shaqaalaha Duulista Kenya (KAWU) ayaa si rasmi ah loogu shaaciyey in la soo afjaray shaqo-joojintan socotay muddada labada cisho ah, ee ay sameeyeen shaqaalaha duulista ee Garoonka Jomo Kenyatta.

Wasaaradda Gaadiidka Kenya iyo Ururka Shaqaalaha Duulista ayaa wada-jir qalinka ugu duugay heshiis shaqaalaha dib loogu celinayo shaqada, kadib is-afgarad ku-meel-gaar ah oo la sheegay in laga gaaray qaar ka mid ah cabashooyinkii shaqaalaha.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Hiiraan: Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhig Kuyaal Duleedka Teedaan.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Safar-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1448-Hijri

September 8, 2026
Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo AUSSOM Uga Faaa’ideysanaysa Danaheedaa Gaarka Ah (WARBIXIN).

September 8, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -26-03-1448 Hijri.

September 8, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada