Faahfaahinno dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka maagaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Tareedisho, kaasi oo lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Riddada, waxaaana ku dhintay 4 murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale.
Dhanka kale, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen Sh/hoose, ayaa lagu weeraray saldhig maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin deegaanka Mubaarak, waxaana ku dhaawacmay laba askari oo murtadiin ah.
Waxay sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin degmada Jannaale, sidoo kale waxay Mujaahidiintu weerar culus ku ekeeyeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee xero Baraxow ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo.
Dhanka kale, Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidanka Kufaarta Kenya ee deegaanka Sheekh Barow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee hoos ku jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.