Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusa mareeb.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusa mareeb.

November 7, 2020

Ku dhowaad 25 askari oo isugu jira Ciidanka Jabuuti iyo ku DF ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dagaalo Maanta ka dhacay Duleedka Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.

Sideed askari ayaa Dowladda Federaalka ah laga dilay 12 kalena waa laga dhaawacay halka Ciidamada Jabuui oo wehlinayay inta xogta aan ku helnay laga dhaawacay afar askeri.

Isu geynta askarta dagaaalada Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Dhuuso Marreeb lagu dilay ayaa iyo kuwa lagu dhaawacay ayaa noqonaya 24 askeri.

Dagaalka ayaa yimid markii Ciidamada Jabuuti Iiyo Dowladda Federaalku isku dayeen in ay duulaan ku qaadaan Deegaano dhanka Bari ka Xiga Magaalada Dhuuso Marreeb oo ay ka waayadaan dhaqdhaaqyo Ciidan ka wadeen Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Laba Gaari ayaa Ciidamaa Duulaanka ah laga gubay sida ay ilo xog ogaal ah noo xaqiijiyeen kuwaasoo mid kood ahaa Gaari gaashaaman oo Ciidamada Jabauuti wateen kan kalena ahaa Gaari Nooca Soomaaldiu Cabdile u taqaan ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda Federaalka ah.

Gobalka Galgaduud gaar ahaan Magaalada Dhuuso Mareeeb ayaa si weyn looga hadal hayaa dagaalkaan khasaarhaa badna sababay.

Meydadka iyo dhaawacyada ayaa loo soo qaaday dhanka Magaalada laga duulaan tegay ee Dhuuso marreeb waxaana arintaasu niyadda ka jebineysaa Ciidamada loo keenay saaxiibadood oo dhintay kuwana dhaawacmeen.

Dhawaanahaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay dhaqdhaqaaq Ciidan ka waday Dhuuso marreeb iyo duleedeeda waxaana xusid mudan in ay dhawaan gentaalaha lidka diyaaraha la beegsatay Diyaarad siday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) taasoo dirqi kaga bad baaday.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askari American ah oo ku dhintay Weerar istish-haadi ah oo ka dhacay deegaanka Gandershe.
Next: Sawirro; Degmada Galhareeri Iyo Difaaca Nabigeena Muxamed صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada