Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Ka Kala Sh/hoose Iyo J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Ka Kala Sh/hoose Iyo J/hoose.

July 25, 2020

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii la soodhaafay fuliyay silsilado howlgalla ah oo ka kala dhacay gobolada Shabeellaha hoose iyo Jubooyinka. Kuwaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa Kenya.

Saacadihii la soodhafay guutada qaraxyada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar qarax ah wax ay ka fulisay inta udhexeeya deegaanka Warmaxan iyo degmada Wallaweyn ee Shabeellaha hoose.

Qaraxaan oo ahaa mid aad uculus ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Bankrafta ee uu Maraykanku tababaray, kuwaas oo galbinayay gaari tareel ah oo uu saarnaa gaari kale oo la sheegay in uu ahaa noocyada aan xabadu karin,waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay idaacada islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in qaraxaas uu ku dhintay 1 askari oo ahaa darawalkii waday gaariga qaraxu haleelay,  halka sidokale ay ku dhaawacmeen 2 askari oo ka tirsan ciidamada Bankrafta, waxaana gabi ahaanba burburay gaarigii qarax lala eegtay.

Ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa Shisheeyaha ee ku sugan wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha hoose waxaa ku adag in ay ku safraan wadooyinka islamrkaana ay isgarsiiyaan sahayda ciidamada iyo takulada dhankasta ah ee ay ka helaan dowladaha reer yurub iyo Maraykanka oo garab ku siinaya duulaankooda Soomaaliya .

Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiinta wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka ayaa habeenkii xalay weeraro saf balaaran ah waxa ay ku qadeen ciidamada Kenya  ee duulaanka ku jooga deegaanada HOsiingow iyo Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose.

Weerarka waxa ay ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen saldhig ay askarta Kenya kaga suganyihiin deegaanka Kulbiyow ,waxaana in mudo ah la maqlayay hubka noocyadiisa kala duwan.

Goobjogayaal ayaa sheegaya in uu dagaalku ahaa mid aad xoogan .waxaana la rumeysan yahay in uu khasaare gaaray askarta Kenya walow aanan laga helin faahfaahin dheeri ah.

Weerarka labaad waxaa lagu miray isla ciidamada Kenya ee fariisinka ku leh deeganka Hosiingow ee gobolka Jubada hoose .waxana la gaarsiiyay khasaare.

Todobaadkii hore sidan oo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraro xoogan waxa ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada Kenya ee jooga deegaanada Qooqaani, Hosiingow iyo Kulbiyow oo dhamaantood ka tirsan gobolka Jubada hoose, waxaana dagaaladaas ka dhashey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawc oo gaaray ciidamada Kenyaatiga.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Ka Tacsiyeeyay Hogaamiye Sare Oo Ku Shahiiday Dhulka Shaam.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026
Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada