Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Fano Oo Shaacisay Inay Mar Kale Guul Kasoo Hoysay Dagaalkeeda Ciidanka Xabashida.
  • Allposts
  • Warar

Fano Oo Shaacisay Inay Mar Kale Guul Kasoo Hoysay Dagaalkeeda Ciidanka Xabashida.

October 2, 2025

Waxaa sii laba-laxaadsaday dagaallada ka socda gudaha dalka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Amxaarada, waxaanay wararkii ugu dambeeyey sheegayaan in mar kale guul-darro ba’an dhabarka loo saaray ciidanka Xabashida Itoobiya ee dagaalka kula jira jabhadda Fano.

War kasoo baxay taliska millateriga ee maleeshiyaadka Fano ayaa sheegay inay guullo waaweyn oo millateri ka gaareen dagaallo qaraar oo ay ku qaadeen ciidanka dawladda ee ku sugan deegaanka Galbeedka Wollo ee gobolka Axmaarada.

Ugu yaraan 75 askari oo ka tirsan ciidanka dawladda isla markaana ay ku jireen taliyeyaal sare ayaa dhegta dhiigga loo daray, sida ay sheegatay jabhadda Fano. Waxaanay intaasi ku dartay in hawl-galkaasi uu muddo afar maalmood ah ka socday deggaan lagu magacaabo Mekane Selam.

Saraakiisha lagu laayay dagaalkaasi waxaa ka mida madaxii xafiiska ciidamada ee degmada Borena, madaxii xafiiska ciidamada ee degmada Mekane Selam, iyo mid ka mida taliyeyaashii ciidanka oo magaciisa lagu sheegay Aregaw Kibret.

Taliska millateriga Fano waxay sidoo kale sheegeen in meydka hoggaan sare oo ka tirsanaa ciidanka Xabashida Itoobiya laga helay dhinaca webiga ee Jaamacadda Maqdela Amba. Balse lama sheegin aqoonsiga sarkaalkaasi.

Maleeshiyaadka Fano ee ka hawlgala galbeedka Wollo, waxa ay sidoo kale weerar ku qaadeen isla markaana ay hareereeyeen xerada ciidamo ka tirsan kuwa dawladdu ay deggenaayeen, sidoo kale agagaarka Segno Gebeya ee magaalada Mekane Selam, waxaa lagu laayay askar ka tirsan ciidanka dawladda.

Ciidanka Xabashida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay gubeen guri ku yaal deegaan la dhaho Tewa isla markaana ruux haween ah ay dileen. Xubno kale oo qoyska ka mid ah oo aan tiradooda la sheegin ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaawacmeen guriga gubtay.

Weerarradan ayaa imanaya xilli maalmihii la soo dhaafay, Ciidanka Dowladdu ay fuliyeen duqeymo culus oo waxyeello kasoo gaartay dad rayid ah oo ay ka geysteen Waqooyiga Wollo, kuwaas oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-04-1447 Hijri.

Related Stories

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Itoobiya Oo Lacago Baad Ah Kusoo Rogay Xoolo-dhaqatada Duleedka Jigjiga.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Dulqicdah-1447-Hijri

April 21, 2026
Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goodiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada